DEGDEG: Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Saakow
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal guul ku dhammaaday ka fuliyay bannaanka magaalada Saakow ee gobolka Jubbada...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo Maanta kulan la qaatay Wasiiru-Dowlaha Iskaashiga...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta ee...
Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Caafimaadka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa Magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay...
Dowladda Soomaaliy oo soo Dhaweysay Dib u soo Celinta ka-qeybgalka buuxa Dowladda Suudaan ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo Dhaweynaysaa go’aanka ay Dowladda Walaalaha ah ee Jamhuuriyadda Suudaan dib ugu billowday ka-qaybgalkeedii buuxay ee...
Wasiirka Warfaafinta oo Booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Sare ee Warbaahinta Al-Jazeera
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo Booqasho Shaqo ku jooga Dalka Qatar, ayaa Booqday Xarunta...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyay Deegaanno ka Tirsan Degmada Xuddur
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ee Gobolka Bakool, ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyeen Deegaano hoostaga Deegaanka Moorigaabey,...
RW Xamsa: Waxaan u baanahay Tacliin Sare oo soo saarta Aqoon iyo Xirfad...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xalay daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo Sannadkan diiradda lagu...
Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi dhinaca Difaaca ah
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Heshiis Iskaashi Ciidan la saxiixday Dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan.
Heshiiskan...
Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda oo ka qeybgalay Caano-Shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), iyo Wafdi Ballaaran oo uu Hoggaaminayo, ayaa...
Madaxweynaha JFS oo Dhiggiisa Dalka Masar kala hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweyn Heer Sare ah loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Ittixaadiya ee Magaalada Qaahira, Caasimadda...










