Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Isimada...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Aljeeriya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Aljeeriya, Mudane, Kamel Rezig, waxayna...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha...

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Md. Cabdisalaan Shariif Xuseen, Wasiir ku xigeenka Hon Cismaan...

Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ah ee TICAD8

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tuunis ee dalka...

Wasiirka Maaliyadda oo qaabilay Wakiilka Bangiga adduunka ee Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga aduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson. Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Bangiga...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray Cisbitaalka guud ee magaalada Balad weyne

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta soo booqday Cisbitaalka guud ee Magaalada...

Wasiirka qorsheynta XFS oo la kulmay madaxwayne ku-xigeenka Hay’adda Horumarinta Japan ee (JICA)

0
Wasiirka Wasaaradda Qorshyenta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane  Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-beena ayaa kulan doceed la qaatay madaxwayne ku-xigeenka Hay’adda Horumarinta Japan ee (JICA) Mudane...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo xarunta maaliyadda Puntland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda Puntland. Wasiirka wasaaradda maaliyadda Mudane...

Wasiirka warfaafinta XFS oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee golaha sare ee...

0
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aways Jaamac ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee Golaha Sare ee Warfaafinta Jamhuuriyadda...

Munaasabad lagu maamuusayey Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka dhacday Garowe

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu ku maamuusay...