Wararka Gudaha

Wasiir-dowlaha wasaaradda Ganacsiga oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Swedan

0
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ahna Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Mudane Abdisalam Shariif Xuseen, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dawladda Sweden ee Soomaaliya...

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Xarunta Safaaradda Turkey ee Muqdisho kulan kula qaadatay...

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryamo Mohamed Hussein ayaa Xarunta Safaaradda Turkey ee Muqdisho kulan kula qaadatay Ku-Xigeenka Safiirka Turkey ee Soomaaliya Ismail Emre...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray Shirweynaha Golaha wadatashiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran kaasoo socday muddo laba maalmood ah 11-12 September...

GUDDOOMIYAHA CUSUB EE G/BANAADIR IYO GUDDOOMIYE CUMAR FILISH OO SI WADAJIR AH U KORMEERAY...

0
Guddoomiyaha xafiiska jooga ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo Guddoomiyaha magacaaban ee maamulka gobolka Banaadir ahna duqa...

Soomaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Duulista Hawada Afrika

0
Kigali- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada XFS iyo Wafdi ay hoggaaminayso ayaa ka qayb galay shir-weynaha Afrika ee Duulista iyo Hawada oo labo maalin...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hogaaminayso Wakiilka Hay’adda UNICEF...

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Guddaha ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hogaaminayso Ms. Wafaa Siciid , Wakiilka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya. Mudane Ahmed Moallim Fiqi...

Boqol ka tirsan argagixisada Al shabaab oo lagu dilay dagaaladii todobaadkaan ka dhacay deegaannada...

0
Ciidamada Qaranka iyo Dadka Deegaanka, oo is kaashanaya ayaa kooxda argagixisada ah ee alshabaab ka xoreeyay in ka badan 20 deegaan oo ku kala...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda XFS oo kulan la qaatay danjiraha dowladda Maraykanka ee...

0
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda H.E Ahmed Hassan Aden ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daah-furay Tababar ku saabsan Xiriirka iyo Warbaahinta

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-uheshiisiinta XFS mud. Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta daahfuray Tababar ku saabsan Xiriirka iyo Warbaahinta, kaasi oo ay...

Taliyaha Guutada 5 -aad qeybta 27 aad CXD oo gaaray degaanada cadawaga laga xoreeyay...

0
aliyaha Guutada5 aad qeybta 27 aad ee ciidmada xoogga dalka Soomaaliya G/Sare Maxamuud xasan ibraahim baakaay,Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan,Xildhibaan C/qaadir Abuukar dhagaweyne...