Wararka Gudaha

Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti

0
Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee...

Booliska oo soo bandhigay dhagarqabe isku dayay inuu qalqal geliyo amniga Caasimadda

0
Taliska qeybta Guud ee Booliska gobalka Banaadir oo soo bandhigay dhagarqabihii hoggaaminayay weerar loo adeegsaday gentaallo macmal ah oo la doonayay in lagu qalqal...

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Djibouti ee Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Adis Ababa: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Warfaa iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Cabdi Maxamuud oo ku kulmay Addis Ababa...

Taliyaha Booliska oo guddoomiyey shir looga hadlayo amniga maalmaha ciidda iyo xoriyadda

0
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeye guuto Sulub Axmed Firin ayaa guddoomiyey shirka amniga iyo xasiloonida ee maalmaha Ciidda iyo todobaadka xoriiyadda, iyada oo ay...

Madaxweynaha JFS oo ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur

0
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa maanta...

11650 oo muwaadinin Soomaaliyeed ah ayaa gudanaya Waajibaadka Xajka

0
Xujeeyda Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Barakaysan ee Makkah Almunawaramaha oo maanta ay u tahay maalinkii siddeedaada,ayaa waxaa soconayo qaban qaabada in Xujeeyda ย ay...

Wasiir Xasan Xuseen โ€™โ€™Dhoofinta Xoolaha Nool waxaa nooga faaโ€™iido badan Mashruuca Dhoofinta Hilibka, Maal-maha...

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay),oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay in wasaaraddu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka juun

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa uga qeyb galay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar xuska...

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada...

0
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada Soomaaliyeed Munaasabadda 26 Juun awgeed. Iyadoo ay maanta ku Asteysantahay 63-sano...