Wararka Gudaha

Ciidanka Xoogga iyo shacabka Hiiraan oo weeraray koox khawaarij ah

0
Ciidanka Qaranka ee ka howlgala gobolka Hiiraan iyo dadweyne kale ayaa weerar ku qaaday koox Danbiilayaal ah oo ka tirsan Khawaarijta,isla markaana doonaayey inay...

Madaxda Warfaafinta XFS oo ka mahadceliyay waxqabadka Turkiye ee dhinaca warbaahinta Soomaaliya

0
Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’ud Aweys ayaa u mahad celiyay dowladda Tukiye oo dadaal xoogan u gashay sidii loo horumarin lahaa qeybaha warbaahinta ee...

Ciidanka Xoogga oo khasaare xooggan gaarsiiyey kooxda khawaarijta

0
Xarardheere:- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta la wareegay Deegaano dhaca Galbeedka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug sida uu Wakaaladda Wararka...

Golaha Wasiirrada oo soo bandhigay in 70% hoos loo dhigay weerarradii ay Khawaarijtu ka...

0
Golaha Wasiirrada oo soo bandhigay in 70% hoos loo dhigay weerarradii ay Khawaarijtu ka geysan jireen dalka Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka...

Israa’iil oo Magaalada Nablus ku dilay 3 falastiiniyiin ah

0
Ciidamada Israa’iil ayaa dilay ugu yaraan saddex falastiiniyiin ah, afar kalena waa ay dhaawaceen ,kadib weerar ay ka fuliyeen magaalada Nablus oo dhacda waqooyiga...

Catriona Laing oo loo magacaabay ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaaliya

0
Catriona Laing oo loo magacaabay ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaliya. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo...

In ka badan 40-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay shabeelaha hoose

0
Hawlgal qorshaysan oo ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen beerta shariifka ee deegaanka Nuungare oo 8-km kaga...

Midowga Yurub oo Soomaaliya ka taageeraya la dagaalanka argagixisada

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Jaamac Muqdisho ka furay kulan heerkiisu sarreeyo oo u dhaxeeya dawladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub,...

Wasiirka warfaafinta oo suxufiyiinta ugu hambalyeeyey maalinta xoriyadda saxaafadda

0
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aways Jaamac ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xorriyadda saxaafadda caalamka u diray dhammaan...

Ra’iisul Wasaare Xamze oo magacaabay xubno Wasiirro ah

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno wasiirro ah, oo kamid noqonaya golaha Wasiirada. Ra’iisul Wasaaruhu markuu arkay:Qodobka 97-aad...