Wararka Gudaha

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la yeeshay ku-xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo ku-xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay eu qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki, ayaa maanta kulan ku yeeshey...

Duqa Muqdisho oo daah-furay mashruuc lagu naleynayo Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka (MAR KALE IFI MAGAALADAADA) oo lagu naleynaayo Caasimadda Muqdisho. Daah-furka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goob fagaare ah kaga jawaabay Su’aalaha Muwaadiniinta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu soo weydiinayeen su’aalahooda la...

Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay 60 ka tirsanaa Khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorshaysan ku dilay 60 ka tirsan Khawaarijta ka dib howlgal qorsheysan oo saaka ka dhacay deegaanka Cali-qaboobe oo qiyaastii...

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay safiirka Ruushka

0
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac (Haruuse) ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya danjire Mikhail...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Su’aalo toos ah uga jawaabaya dadweynaha

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa si toos ah dadweynaha uga jawaabaya su’aalalaha ay ka qabaan nidaamka dowlad dhiska Soomaaliya, waxqabadka dowladda...

Wasiirka caafimaadka oo ka qaybgalay shir deg deg ah oo ku saabsan Suudaan

0
Wasiirka wsaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta ka qeybgalay shir deg deg ah oo ay...

Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay

0
Wasiirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan kula yeeshey magaalada Muqdisho ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Anita Kiki. Labada...

Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay ka ganacsiga Maan-dooriyaha

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Mlmagaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa mabnuucay isticmaalka iyo ka ganacsiga Shiishada, Taabuuga, Qamriga, Calaqa iyo Xashiishka. Amarkan...

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta munaasabadda maalinta shaqaalaha...

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta munaasabadda maalinta shaqaalaha Adduunka ee 1-da Maajo awgeed, waxaa uu hambalyo ah u...