Cudur-daar iyo cafis malahan ciddii dhaqaale ku taageerta Khawaarijta (Warbixin
Jiritaanka argagixisada iyo in ay dadka laayaan waxaa laf-dhabar u ahaa dhaqaalaha xooggan oo ay sida baadda ah uga qaadi jireen Bulshada gaar ahaan...
Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay xubin ka tirsanaa khawaarijta
Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda NISA ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulada Macallinka oo u dhaxeysa Bariirre iyo Sabiid ee gobalka Shabeellada...
kulan la yeeshay maamulka sare ee xafiisyada madaxda Qaranka
Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee xafiisyada Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Golaha Shacabka, iyo...
Kusimaha wasiirka Awqaafta oo dhiirri-galin ugu tagay ciidanka Xoogga Dalka qeybta ee ku sugan...
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xildhibaan Saalax Shariif Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqday deegaanka Goof-gaduud...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo amray in aan la dhisan karin Qubuuraha Macalin Nuur
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si...
Wasiir Mukhtaar Roobow oo amray in si deg deg ah loo soo celiyo xujeeyda...
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa faah faahin ka bixiyay howlaha xujeyda Soomaaliyeed ee Acmaasha xajka soo dhameeysaty,iyo...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo shir guddoomiyey wadatashi ku saabsan qorshaha ‘Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka’
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa shir guddomiyay Shirka wadatashiga Hiigsiga Qarni-Jirka 2060 ama Vision 2060.
Shirkaan ayaa waxaa sido...
Danjire Kullane oo iftiimiyay muhiimadda ay Shiinaha iyo Afrika u leedahay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Mudane Cawaale Cali Kullane ayaa khudbad ku saabsan muhiimadda ay Shiinaha iyo Afrika u leedahay horumarinta tayada sare...
Madaxweyne Xasan” Xoolaha dadka ka dhaxeeya ninka xadaya sida Khawaarijta ula dagaallameynaa
Dagaalka xooggan ee lagula jiro Khawaarijta waxaa bar-bar socda dagaal kale oo aan dadka u muuqan, balse Dowladda federaalka xoogga saartay, kaas oo ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ballanqaaday in la dhamaystiri doono dastuurka dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in si deg deg ah loo dhamaystiri doono Dastuurka dalka,Madaxweynaha ayaa ballanqaadkan sameeyey...










