Khawaarijta oo dab qabadsiiyay Guryo ay Dad shacab ah lahaayeen
-Maleyshiyaadka Kooxda Khawaarijta ayaa saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug
Ujeedka khawaarijta ay u arintaa ka leedahay...
Ciidanka Boliiska oo soo bandhigay rag ku eedeysan burcadnimo
-Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa howlgal ay sameyeen kadib gacanta kusoo dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmada Waaberi ee Gobalka...
Ra’iisul Wasaare Xamse “Waxaan rajeyneynaa Soomaaliya oo ka xarowday deyn, Al-shabaab iyo xasillooni darro...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay Munaasabad Af-fur ah oo lagu maamuusayey sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii howlgalkii...
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo magacaabay ergayga arrimaha Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowlada...
Xubno ka tirsana Khawaarijta oo isku dhiibay Ciidanka Galmudug
Labo xubnood oo ka tirsan khawaarijta ayaa isu soo dhiibay ciidmada Daraawiishta Galmudug ee ku sugan magaalada Bacadweyne ee koonfurta gobolka Mudug.
Labada xubnood ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ergayga gaarka ee xasillinta iyo Ilaalinta rayidka ee goobaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay mudane Maxamed Cabdi Waare ergayga gaarka ah ee u qaabilsan xasillinta iyo...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya HE. Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee SMA.
Wasiirka...
Dowladda Soomaaliya oo gargaar gaarsiiyay magaalada Masagawaa oo dhowaan laga xorreeyay Khawaarijta
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Boqolaal Shacab ah waxa ay Gargaar ugu qeybisay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud oo bilooyin ka...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo la kulmay safiirka Imaaraadka carabta
Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed...
5-dhibaato oo Khawaarijta ay ku haayaan dadka ku nool deegaannada fara ku tiriska ee...
Muqdisho :- Tan iyo soo ifabixii Khawaarijta Al-shabaab waxay hareeraha ku wateen dhibaatooyinka ay u geysanayaan shacabka Soomaaliyeed.
Haddaba waxaan si gaar ah u iftiimin...










