Wararka Gudaha

Wasiirka maaliyadda oo la kulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

0
Wasiirka maaliyadda xukuumadda FS mudane Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya danjire Mike...

Garsoore ku eedeysan musuq oo maxkamadda gobolka Banaadir la horgeeyey

0
Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay garsoore ku eedeysan musuq iyo xatooyo xoolo dadweyne. War-saxaafadeed uu xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la...

Wasiirka gaashaandhigga oo daah furay hindise sharciyeedka difaaca Qaranka

0
Wasiirka wsaaradda gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ay weheliyaan wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaandhigga ayaa...

Maamulka Koofur galbeed iyo IOM oo ka wada hadlay dardar gelinta mashruuca nabadda

0
Baydhabo- Wasiirrada Wasaaradaha Amniga, Cadaaladda, Qorshaynta, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Agaasimiyaal ayaa Xarunta Madaxtooyada maamulka koofur galbeed ee Baydhabo ku qaabbilay wafdi ka socda hay’adda...

Taliska Booliska oo ka war bixiyay hoobiyeyaal lagu soo tuuray qeybo ka mid ah...

0
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in ay qasaare nafeed geysteen hoobiyeyaal macmal ah oo ay khawaarijtu ku soo tuureen xaafado...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal

0
Addis Ababa- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane, Cabdullaahi Warfaa ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiiru Dawladaha Ganacsiga Ethiopia, Kassahum...

Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay rag ku eedeysan burcadnimo

0
Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa sheegay howlgal ay sameyeen Ciidamada Booliska ee ka howlgala saldhigga degmada Yaaqshid ay kusoo qabteen burcad...

Ciidanka xoogga dalka oo fashiliyay qaraxyo ay dhigayeen khawaarijta

0
Dhuusamareeb- Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan Ururada 7-aad iyo 9-aad, guutada 18-aad ee kumaandooska GorGor ayaa howlgal gaar ah oo ay ka sameeyeen degaanada...

Turkiye iyo Masar oo magacaabay safiirro ka howlgala dalalkaasi

0
War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen wasaaradaha arrimaha dibadda ee Turkiye iyo Masar ayaa lagu sheegay in labada...