Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay wasiir dowlaha warshadaha dalkaas
Addis Ababa: Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya magalada Addis Ababa ee xarunta Midawga Afrika danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan la yeeshay wasiiru...
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS oo ka qeybgalay shirka ururka NAM
Baku:-Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan kaga qaybgalay shirka ururka wadamada dhexdhexaadka ah (Non-Aligned...
Wasiirka Arrimaha gudaha oo furay kulan muhiim ah
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane, Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta shir guddoomiyay Kulan Wadareedka Farsamo ee dhaqangelinta heshiiska Golaha...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 5 July, 2023
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kula hadlayey Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho (Mogadishu...
Ciidamada Dowladda oo si tartiib ah ugala wareegaya fariisimada ATMIS (WARBIXIN)
Burburkii Dowladdii dhexe ee Dalka Soomaaliya sanadkii 1991-kii kadib ayaa waxaa Dalka soo gaaray Ciidamo huwan ah oo la magac baxay Ciidanka Howsha ku...
Wasiirka caddaaladda oo ka hadlay la dagaallanka musuqmaasuqa
Wasiirka Cadaalada iyo dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sheegay in qorshaha la dagaallanka musuqmaasuqa ee dowladdu uu marayo meel wanaagsan.
Wasiirka ayaa...
Dowladda oo ciribtireysa cudurka ugu xun ee curyaamiya dhismaha Dowladnimada (Warbixin).
Masuq-maasuqu waa aafo dilootay Dowladnimada iyo cudurka ugu xun ee dumiya qaab-dhismeedkeeda hay’adeed, falcelin xun oo kan sameeeyaa u haysto tallaabo u hiilineysa horumarkiisa...
Baarlamaanka Carabta oo canbaareeyay qaraxii ay khawaarijtu la beegsatay masjidka Daaru Nicma
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii ay Malleeshiyada Argagixisada ee Al-Shabaab la beegsadeen Masjid ku yaalla deegaanka Daaru Nicma ee Gobolka Shabeelaha dhexe Soomaaliya.
Jaamacadda...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay qaar ka mid ah hay’adaha sama falka
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Wafdi sare ah oo ka socday Hay’adaha Caalamiga ee World Vision, DRC ICF...
Taliyaha ciidanka dhulka oo kormeeray xarunta taliska Gorgor ee Xoogga Dalka
Taliyaha Ciidanka dhulka XDS Gen Axmed Aadan Cali ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay dugsiga Tobobarka Ciidamada Turki Som iyo Taliska Guutada 18-aad Kumandooska...










