Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay safiirada Sucuudiga iyo Kuwait u fadhiya Addis...
Addis Ababa: Safiirka Soomaliya ee dalka Ethiopia danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa la kulmay dhigiisa Sucuudi Carabiya danjire Faysal Alhumsidan.
Labada dhinac ayaa isla soo...
Ergeyga arrimaha Somaliland oo la kulmay Xamse Warfaa ka tirsan dowladda Mareykanka
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta la kulmay mudane Xamse Warfaa oo ah Lataliyaha...
Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis, waxaana kulankooda...
Maamulka degmada Ceelbuur oo sheegay inay u diyaarsanyihiin xoraynta degmadaas oo Khawaarijtu muddo haysatay
Dhuusamareeb (SONNA): Kornel Nuur Xasan Guutaale guddoomiyaha degmada Ceelbuur oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa xusay in siw eyn ka maamul ahaan ay ugu...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo maanta hortagay Golaha Shacabka BJFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 14-aad ee Golaha Shacabka.
Kulanka...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay lataliye xamse warfaa
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Wasaaradda...
Hantidhawrka Qaranka oo sheegay inaan wanaagsan loo maamulin lacago ay qabteen Safaaradaha Kenya, Turkiga...
Hanti-dhowraha guud ee qaranka Mudane, Axmed Ciise Guutaale, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, kana hadlayey warbixin sanadeedka Hantidhawrka ayaa faah-faahin ka...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay lataliye xamse warfaa
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha...
Madaxweyne Lafta-gareen oo gaaray Degmada Buur-hakaba
Madaxweynaha Dowlada gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar Shaqo ku gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.
Wasiiro,...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga XFS oo kulan la qaatay danjiraha dowladda China ee...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda China ee Soomaaliya...










