IMF oo shaacisay in Dowladda Soomaaliya ay ka gudubtay hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee barnaamijka...
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ka soo saartay heerka qiimayntii ay ku sameysay hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya oo...
Dowladda Uganda oo sheegtay in ay wax ka qabanayso caqabadaha haysta qaxoontiga Soomaaliyeed ee...
-Dowladda Uganda oo sheegtay in ay wax ka qabanayso caqabadaha haysta qaxoontiga Soomaaliyeed ee ku nool dalkeeda
Danjiraha Soomaaliya ee Uganda Cali Maxamed Maxamuud (...
Shirweynaha dhalinyaradda Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmaya
-Shirweynaha Dhalinyaradda Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha ayaa maanta lagu daahfurayaa magaalada Muqdisho.
Shirkan ayaa waxa daah furaya Ra’iisulwasaaraha Xukuummadda...
Bakoortii Guddoomiye Maddaale, bilowgii dagaalka Maandooriyaha (Warbixin).
- Maandooriyuhu waa halis weyn oo khatar ku ah amniga,dhaqankeenna iyo Diinteenna suuban.
Qaar badan oo ka mid ah Bulshadeennu haba ugu badnaadaane Dhallinyarada ayay...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka oo ka qayb galay daah furka xafiiska matalaada...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa xalay ka qayb galay Xaflad lagu daah furayay xafiiska matalaada iyo xiriirka dadweynaha...
Xubno ka socda Banka dhexe ee Soomaliya oo shir uga qayb galay dalka Moroco
Bankiga dhexe ee dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay mudo 32 sano ah kadib ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Global Payment Week...
Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyay Meertada 32-aad ee Jaamacadda Carabta
Jidda:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada,...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Uganda tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta tababar dalka Uganda ugu soo xirey urur gaar ah (special force ) oo ka tirsan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay R/wasaaraha dalka Ciraaq
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani.
Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha ayaa ka...
Madaxweynaha Ukraine oo sameeyay booqasho lama filaan ah oo uu ku tagay Sacuudi Carabiya
Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa safar lama filaan ah ku tagay dalka Sacuudi Carabiya, halkaasi oo uu ka socdo shir madaxeedka wadamada Jaamacadda...










