Guddoonka labada aqal ee Baarlamanka oo ka wada hadlay dib u eegista Dastuurka iyo...
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe ) oo ay wehliyaan ku xigeenadiisa ayaa maanta kulan la...
Ciidanka xoogga oo deegaanno hor leh ka xoreeyay khawaarijta
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay deegannada Maraay Suuleey, Shiikhoow gaab, Hilowle gaab, Ciid Kuus iyo...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo kulan wada tashi ah la yeeshay Wasiirka qorsheynta XFS
Guddoomiyaha Maxkamadda sare JFS Mudane, Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wasiirka Qorsheynta XFS Mudane, Cabdiraxhman Beene Beene.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa la-tashi...
Maxkamadda Sare oo soo bandhigtay tartan furan oo lagu qaadanayo garsoorayaal iyo kaaliyaal ka...
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA ...
Magaalo 15-kii sano ee la soo dhaafay go’doomisay Khawaarijta oo hadda noqotay goob loo...
Magaalada Mareeg ee bariga gobolka Galgaduud, waa magaalada kaliya ee gobolka Galgaduud ka tirsan kuna taala dhanka xeebta.
Mareeg, qof kasta magaceeda waa uu garanayaa,...
Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay wejiga labaad ee la dagaallanka Khawaarijta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane Shane...
Guutaale“Shacab iyo siyaasiyiinba waan u diyaar garownay howlgalka dib u xorreynta Ceelbuur” (WARBIXIN)
Muddo 15 sano ayay Argagixisadu gumeyn, silac, dulleyn iyo sumcad dil ku hayeen Ummaddeenna, dhulkeena iyo diinteenaba. ,marka in lala dagaalamo waa muqadas waa...
Duqa muqdisho oo digniin u jeediyay dadka ka macaasha gargaarka loogu tala galay barakacayaasha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane , Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa shir guddoomiyay Shirka Madasha Xiriirinta Gargaarka ee Gobaalka Banaadir oo...
Ciidanka xoogga oo howlgal ka fuliyay xarun ay Khawaarijtu ku diyaarinayeen qaraxyo
Buulo burte: Howlgal Qorshaysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibbadooda caalamiga saaka ka fuliyeen xarun Khawaarijtu ku leedahay deegaanka Mukayle oo ka tirsan...
Tababaraha Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo heshiis cusub lala gaaray
Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa tababare Rachid Lousteque oo u dhashay dalka Morocco markale u magacaabay inuu hogaamiyo xulka Qaranka Soomaaliya.
Rachid Lousteque ayaa laba...










