Wasiirka Cadaaladda oo gaaray magaalada Dhuusamareb
Dhuusamareeb- Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim qeybna uu ka yahay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA...
Bankiga dhexe oo laan ka furanaya Galmudug
Dhuusamareeb- Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa si diirran loogu soo dhooweyay magaala madaxda dowlad goboleedka Galmudug ee dhuusamarreeb.
Socdaalka guddomiyaha ayaa...
Ingiriiska oo heshiis la galay Turkiga si wax looga qabto tahriibka
Boqortooyada Midowday (UK) ayaa ku dhawaaqday heshiis ay la gashay Turkiga si kor loogu qaado iskaashiga la xiriira wax ka qabashada socdaalka aan sharciga...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo 10-sanno xabsi ah ku xukuntay nin sixir iyo turufo kale...
Wax badan waxaa aad maqasheen dad loo maxkamdeynayo masuq-maasuq, dacwado dhul la xiriira ama dambiyada kale ee aadamaha sida caadiga ah uga dhaca, laakiin...
Lix qof oo Shacab ayaa ku Geeriyooday Qarax Miino oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha...
Shallanbood:-Lix qof oo Shacab ah ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo kooxda Khawaarijtu gelisay Wadada xiriirisa Degmooyinka Qoryoolay iyo Shallanbood sida uu Wakaaladda Wararka...
Shaacinta deeq waxbarasho heerka shahaadada PHD
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa sharaf weyn u ah in ay soo bandhigto deeq Waxbarasho heerka PhD, taas...
Al-shabaab oo duurka ka soo firxanaya (WARBIXIN)
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay deegannada Maraay Suuleey, Shiikhoow gaab, Hilowle gaab, Ciid Kuus iyo...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, iyadoo degaannadaasi ay ka socdaan bilowga dhameystirka wejiga 1aad ee hawlgalada milateri ee lagu...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu soo afjarayo...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ay ku weydiiyeen su’aalo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka oo Shahaado Sharaf Guddoonsiisay Agaasimaha Hay’ada (ICAO)
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya, Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa shahaado sharaf guddoonsiisay Agaasimaha Hay’ada (ICAO) , Jorge Vargas.
Wasiirka ayaa ku...










