Wararka Gudaha

Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka ku sugan Baxdo

0
Cabdi Cabdillaahi oo ahaa xubin ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka ee ku sugan Gobolka Mudug gaar ahaa Magaalada Baxdo, Dhagar...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo la horgeeyey Masuuliyiin loo haysto Musuq-maasuq

0
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad Musuq-maasuq oo loo heysto ilaa afar Eedeysane oo ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo sheegay inay ka shaqeyn doonaan sidii hoos loogu dhigi lahaa...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shalay ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, taas oo...

Howlgal lagu dilay maleeshiyada ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay deegaanka Ceelasha-biyaha

0
Ciidanka hay’adda nabad-suggidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa deegaanka Ceelasha-biyaha ee duleedka magaaladda Muqdisho  ka sameyay howlgal waxaan ay ku khaarajiyeen dhagar-qabe ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Adkeeyey odayaasha Dhaqanka Galmudug Xoojinta Midnimada Lagu Wajahayo Argagixisada...

0
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baahinaya boosas ka banaan Xeer ilaaliye iyo...

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa baahinaya boosas ka banaan Xeer ilaaliye iyo Kaaliyayaal. Hadaba lifaaqa hoose jug sii si aad uga hesho faahfaahinta...

Wasiirada Gadiidka ee Soomaliya iyo Kenya Oo heshiis la xidhiidha Hawada kala saxiixday

0
Nairobi:-Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Hon Fardowso Osman Egal aya Maanta heshiis Caalmiya oo wadaag ah oo la xiriira Hawada...

Guddiga Madaxa-bannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo ka dooday Hannaanka Doorashada...

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Mudane Burhaan Aadan Cumar oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Mudane Maxamed xasan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka 15-Aad kalfadhigiisa 3-Aad ee Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad...

Wasiirka Kalluumaysiga XFS oo Furay Shirka Wasaaraddaha Kalluumaysiga oo socon doona laba cisho

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa furay shir wadatashi ah oo u dhexeeya wasaaradda...