Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka ee “WFP”
Muqdisho, Arbaco, 06 Maajo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi heer sare ah...
Guddoomiye Maryan Qaasim oo kulan la yeelatay Safiirka Qatar ee Dalka Soomaaliya u fadhiya
Muqdisho, Arbaco, 6 May 2026: — Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr Maryan Qaasim ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeelatay...
Mudug: 13 Maleeshiyaad Khawaarij ah oo lagu dilay howlgal Militari
Mogadishu (Wargeyska Dalka) – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo ay taageerayaan Ciidamada Deegaanka, ayaa howlgal Militari ka fuliyay deegaanka Booreey oo qiyaastii 120...
Ra’iisal Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo magaacabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaasna...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Hindiya u fadhiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa kulan la qaatay dhigiisa...
Mudug: 13 maleeshiyaad Khawaarij ah oo lagu dilay howlgal militari
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo ay taageerayaan ciidamada deegaanka, ayaa howlgal militari ka fuliyay deegaanka Booreey oo qiyaastii 120 kiiloomitir u jira degmada...
Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaasna...
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa kulan la qaatay dhigiisa...
Wasaaradda Beeraha oo ka digtay fataahaado waxyeelo geysan kara
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda FS ayaa ka digtay fatahaaddo keeni kara qasaare gaara dalagyada iyo dadkaba, iyadoo la tix raacayo astaamaha saadaasha hawada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Dowladda Jabuuti
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirkii...










