Wararka Gudaha

Sawir ceynkee ah ayuu adduunku ka haystaa isku filnaashaha ciidankeenna? (Warbixin).

0
Siddeed bilood ka hor, Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa shacabkeeda ayaa howlgal culus ku qaadday deegannada Khawaarijtu ay ka joogaan dalka si looga dulqaado bulshada...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

0
Kadib howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku guda jira baacsiga Khawaarijta firxadka ah ayaa lagu soo qabtay horjoogayaal ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Dowlad Soomaaliyeed oo is qab-qabsigeedu yar yahay oo deganaansho siyaasadeed leh...

0
Ka dib, bayaankii wadajirka ahaa ee ka soo baxay xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka ee heshiiska rasmiga ah kaga gaaray arrimaha amniga, doorashooyinka iyo dimuqraadiyadda...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeybgaley casho sharaf loo sameeyay xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xalay ka qayb galay Munaasabad casho sharaf ah oo maamulka Gobolka Banaadir u...

Kalfadhiga saddexaad ee labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo maanta lagu wado in uu...

0
Waxaa maanta lagu wadaa in uu furmo kalfadhiga saddexaad ee labada gole Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya kaa oo uu furi doono madaxweynaha JFS Mudane...

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada dhaqanka gobollada Sool...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u diray madaxweynaha Turkiga Erdogan oo ku guuleystay doorasho...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Turkiga Erdogan Doorashada ka dhacday dalkaas. Madaxweynaha Turkiga mudane Rajab Tayib Erdogan ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxda Dowlad Goboleedka Jubbaland kala hadlay dhismaha Maamulka Gedo

0
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay madaxda sare ee maamulka Jubbaland oo uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulkaas...

Lataliyihii horjoogaha guud ee khawaarijta oo soo galay gacanta dowladda

0
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay xubin sare oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-shabaab kaas...