Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee ay Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin)
Abaabul xooggan oo ay sameysay Dowladda Soomaaliya, ciidamada Xoogga iyo shacabkaba waxay ku guuleysteen in ay soo gabagabeeyaan wejiga koowaad ee dagaalka lagula jiro...
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Itoobiya uga qeybgalay shirka Eapcco
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto. Sulub axmed Firin iyo wafti Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Dalka Itoobiya uga qeyb galay kulankii 5-aad...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan casha ah la qaatay wafdi ka socda Jabuuti
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa casha sharaf ugu sameeyay wafdiga dalka aan walaalaha...
Ciidanka xoogga dalka oo fashiliyay weerar gaadmo ah oo ay damacsanaayeen khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka hortagay malleeshiyaadka khawaarijta oo isku dayay in ay weerar gaadmo ah kusoo qaadaan magaalada Masagawaay ee Gobalka Gal-gaduud,...
Hadal jeedinta madaxweynaha ee furitaanka kalfadhiga 3-aad ee Baarlamanka
1. Guddoonka labada gole ee BFS;
2. Ra’iisul Wasaaraha XFS
3. Xildhibaanada labada gole ee BFS;
4. Mudanayaal iyo marwooyin.
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu;
Ugu horreyn, waxaan u mahadcelinayaa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyay shir looga hadlayay hormarinta Caafimadka dalka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa khudbad ka jeediyay shir-doceed looga hadlayay sidii loogu heli lahaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kal-fadhiga golaha Baarlamaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi maanta u daah-furay kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka JFS ayaa bogaadiyay shaqada Baarlamaanka ka...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baraawe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweyey Magaalada Baraawe ee Caasimada...
Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Farmaajo oo soo dhoweeyay go’aanadii ka soo baxay shirka...
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go’aanadii ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa in dalku aado doorasho...
Nuxurka War-murtiyeedka shirka 6-aad ee Golaha Wadashiga Qaran (WARBIXIN)
Shirkan oo ahaa kii 6-aad ee ay isugu yimaadaan Madaxada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul-goboleedyada Dalka iyo kan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhawaan...










