Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogta aha ee golaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn, oo ajandihiisu ahaa warbixin...
Qatar iyo Jaamacadda UPEACE oo kala saxiixday heshiis la xiriira deeq waxbarasho oo heerka...
Wasiirka Waxbarashada XFS mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa shalay galinkii dambe goobjoog ka ahaa heshiis la xiriira deeq waxbarasho loogu fidinayo arday Soomaaliyeed , kaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay in dalku u guuray doorasho qof iyo cod...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa si wadajir ah u qabtay war-saxaafadeed ay faahfaahin dheraad ah...
Dowladdu waxay markii ugu horaysay ku guulaysatay diyaarinta ciidan gaaraya 10,000 oo Askari
Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Xuseen Macalin oo xalay marti ku ahaa Barnaamijka dood qaran ee ka baxa warbaahinta Qarank ayaa...
Boliiska oo gacanta ku soo dhigay shaqasi ku eedeeysan dil uu geeystay
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta kusoo dhigay eedeeysane ay sheegeen in uu horay u dilay Muwaadin uu Mobile ka Gacanta Ka dhacayay.
Taliska Ciidanka Booliska...
Taliye xigeenka ciidanka boliiska iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka jabuuti.
:-Taliye kuxigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) iyo Wafdi Saraakiil Boliis ah oo uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Dalka Jabuuti.
Safarka taliyaha...
Hannaanka Doorashooyinka Dalka oo go’aan mideysan laga gaaray
): Shirka 6-aad ee golaha wadatashiga qaran oo uu shir-guddoominayay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayn ka qeyb galeen, Ra’iisal wasaaraha dalka,Ra’iisal wasaare ku-xigeenka, madaxda maamul...
Turkida oo u dareeray doorashada madaxtinimada wareegada labaaad
-Codbixiyayaasha Turkiga ayaa saakay u dareeray goobaha codbixinta, iyagoo dooran doona Madaxweynaha dalkaas xukumi doona shanta sano ee soo socota, kadib markii doorashadii 14-kii...
Xildhibaanno katirsan BJFS oo ka qeybgalay kulanka labaad ee Baarlamaanka lixaad ee Pan-Afrika
Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee ka midka ah Baarlamaanka Pan-Afrika oo ay ku mideysan yihiin wadamada midowga Afrika ayaa ka qeyb galay kulanka labaad...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Midoobe oo kulan la yeeshay Guddoomiyihii hore ee Golaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka...










