Booliiska oo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS
Taliska Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, ayaa maanta soo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya eedeysane Cabdulaahi...
Shirka golaha wasiiradda oo lagu ansixiyay jiheynta hannaanka doorashooyinka dalka
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoominayey ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka dalka, dib-u-eegista ku...
Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray xaruunta labaad ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda
Kismaayo:- Madaxweynaha dowlada gobolkeedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta labaad ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda xariga kaga jaray...
Xubin ka tirsan Khawaajirta oo isku soo dhiibay NISA
Saciid Moogaw Maday oo ka tirsanaa Maleeshiyada Khawaajirta Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ku sugan magaalada Xuddur,...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo ka qeyb galaya shir madaxeedka 22-aad ee COMESA
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay gaaray magaalada Lusaka ee caasimadda dalka Zambia ayaa...
Shacabka caasimadda oo ciidanka kala shaqeynayo xaqiijinta amniga
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay qorshe lagu xakameynayo hubka Magaalada Muqdisho, oo loogu yeeray (Xeerka Xakameynta Hubka Caasimadda), kaasi oo ka kooban 14 qodob.
Xeerka...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Sacuudiga
Riyadh:-Wasiirka Gaashaan dhigga xauumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Sacuudiga Amiir Khalid bin Salmaan Bin Salmaan Cabdulcasiis xilli...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo casho sharaf ku Maamuusay isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ergay ka socda madaxweynaha Uganda
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La taliyaha sare ee hawlgalada gaarka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu u...










