Wararka Gudaha

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 49-AAD)

0
Maana waxay ka soo kacday sariirteedii ay sidii qof hurda isku nabaysey inta qorraxdu ka qaboobayso. Waxay damacday in ay bersadda kala soo baxdo saabuun...

ILAALINTA BALLANTU WAA MAS’UULIYAD MUHIIM AH (SHEEKO QIIRO LEH)

0
Nin Taajir ahaa oo xubin ka ahaa dabaqada Maal-qabeenka sare ee dalka Ruushka ayaa daaqadda Gurigiisa ka arkay nin guri la'aani ay u raacday...

DHGARQABE DHULKAA SHEEGA (QEYBTII 2-AAD)

0
Waxaan baarnay numberka looransi hoor iyo qolyihii soo wici jiray, waxaana helnay tiro wada hadallo ah oo socday 1992-dii illaa 93-dii, dadkii ay wada...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta mar kale u fariisanaysa dacwad ka dhan ah eedeeysanayaal...

0
)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto xatooyo xoolo dad weyne. Xubnaha ay maanta maxkamaddu dacwaddooda dhagaysanayso...

Bankiga adduunka oo meel mariyey $75 milyan oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda Soomaaliya

0
Washington: Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Adduunka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay kab ka miisaanidda Dowladda, deeqdaas oo...

Wasiirka cadaaladda oo saxiixay siyaasadda hubinta da’da carruunta

0
Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa maanta saxiixay Siyaasadda Qaran ee hubinta da’da carruurta oo dejinaysa baaxadda, shuruudaha, habka...

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay Ergeyga UNHCR u qaabilsan geeska Afrika

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee hay’adda Qaxootiga Q.M. ee UNHCR...

Guddiga dib u eegista Dastuurka oo bilaabay ka doodista heshiiskii madasha wadatashiga Qaranka

0
Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee dib u eegsita iyo hirgelinta Dastuurka Avv. Burhaan Aadan Cumar oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka guddiga mudane Maxamed Xasan...

Xildhibaanada labada Gole ee BJFS oo ansixiyey ku noqoshada Miisaaniyadda dowladda ee 2023

0
Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee 2023, iyadoo ay...

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo xukunka kasoo saartay 36 Eedaysane oo ajaanib ah

0
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunka kasoo saartay 36 Eedaysane oo ajaanib ah kuwaas oo sife sharci darro ah uga kalluumaysanayey Biyaha Badda...