Wararka Gudaha

Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Save the childeren

0
Guddoomiyaha hay’adda Qaran ee maareynta musiiboyinka mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka...

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo qaabilay ku simaha safiirka Urdun ee Addis Ababa

0
Addis Ababa: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa si diiran xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa ugu soo dhoweeyey safiir...

RA’IISUL WASAARE XAMSA OO KORMEER KU TAGEY KULIYADDA CIIDANKA EE TURKI-SOM

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kormeerey Kuliyadda Ciidanka ee Turki-Som, ayaa la dardaarmay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Gobolka Banaadir oo shaaciyey natiijada imtixaanka fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2022/2023

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qayb galay shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka...

Xuska maalinta Naas-nuujinta Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr; Cali Xaaji Aadam ayaa furay munaasabadda xuska todobaadka Naas-nuujinta Adduunka oo maanta oo kale...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay falalka lagu gubay Qura’aanka

0
Jeddah- Wasiirrada Arrimaha dibedda ururka iskaashiga Islaamka ayaa cambaareeyay falkii ka dhacay dalalka Sweden iyo Danmark ee lagu gubay Kitaabka Qur’aanka kariimka. Wasiirrada oo habka...

TALADA WANAAGSAN WAA TUBTA LOO MARO HORUMARKA

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahda talo adigaa ku nool ee ayadu kuguma noola haddii talo wanaagsan la waayo wixii la qabtaahi waa talo xumo. Waxaa muhiim...

Duqa Muqdisho oo ka hadlay sababta dadka looga saarayo dhulka Kaasa Italia

0
Bayaan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa lagu faah faahiyey sababta dadka looga saarayo Dhulka...

WAA MAXAY DAGAAL MAXAANA KEENA ?

0
Qeexidda dagaal waa macno badan yahay laakiin waxaa ka soo qaadaneynaa inuu dagaal yahay isku dhac ay isku dhacaan laba qof ama in ka badan,...

DAANYEERKA AMA KAROWGA OO KU SOO BADANAYA XAAFADAHA MUQDISHO

0
Marka ugu horreysa daanyeerka ama karowga waa xayawaan ka mid ah xayawaannada ku nool dunida oo dhan gaar ahaan soomaaliya. Karowgaan ayaa ku kala nool...