Wasiirka Difaaca XFS oo sheegay in bishaan ay bilaabaneyso wajiga 1-aad ee ka bixitaanka...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay bilaabashada wajiga koowaad ee ka bixitaanka ciidanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida guddoomiyihii hore ee Bankiga dhexe ee Soomaaliya
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska qaraabada, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha...
Wasiirka warfaafinta oo hawl-wadeenadda warbaahinta qaranka u furay tababbar kor loogu qaaday xirfadooda Qoraal
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa tababbar ku saabsan Afka Soomaaliga u furay qaar ka mid ah wariyayaasha ka...
Ra”iisul wasaare-xigeenka XFS oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia
Lusaka:- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Zambia, ayaa uga war-bixiyay xaaladda...
Afar caruur ah oo laga helay keymaha Colombia 40 cisho kadib
Afar carruur ah ayaa nolol lagu helay ,iyagoo jooga kaymaha Colombia in ka badan shan toddobaad, ka dib markii ay burburtay diyaaradii ay la...
Taxanaha Taariikh Tacliinta Soomaaliya (MAQAAL)
HORDHAC
Tacliintu Waa nidaamka Waxbarasho ee wadanka Soomaaliya. Sida saxda ah, Wasaaradda Waxbarashada ayaana ka mas’uul ah dhammaan tacliinta iyo waxbarashada wadanka Soomaaliya, taasi oo...
Taliska ciidanka Booliska oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay weerarkii Hoteel Pearl ee Liido
War-Saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo nuqul ka mid ah soo gaaray SONNA ayaa lagu faahfaahiyay khasaaraha weerarkii khawaarijtu xalay ku...
Safiirka JFS u fadhiya dalka Masar oo Munaasabad gaar ah u sameeyay dhaqaatiirtii caawisay...
Qaahira:- Safiirka JFS ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo Munaasibad gaar ah u sameeyay...
Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii khawaarijta hotelka Pearl Beach ee xeebta Liido
Ciidamada ammaanka ayaa soo afjaray maleeshiyaadkii Khawaarijta ee weerarka argagixiso ee naf la caariga ahaa ku soo qaaday hotelka Pearl Beach ee xeebta Liido...
Madaxda Wasaaradda Shaqada XFS oo ka qeyb galay Shirka Madasha labaad ee Arab Forum
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa ka qayb galay Shirka Madasha labaad ee Arab Forum For Equality oo...









