Ciidanka qaranka ee ku Sugan Caws-weyne oo fashiliyey Weerar ay soo qaaday kooxda khawaarijtu
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku soo qaadeen deegaanka Caws-Weyne oo dhawaan laga xoreeyey.
Ciidanka...
Shacabka deegaanka Guulane oo taageeray howlgallada Khawaarijta Dalka looga xoreynayo (Warbixin).
:- Saraakiisha ciidamada xaq-u-dirirka deegaanka Guullane, barbaarta gaashaaman, abwaanno,dhallinyaro, haween iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo dhoweyn heerkeedu sarreeyo ugu sameeyay deegaankaas...
Wakaaladda Murtida iyo wacyigelinta Qaranka oo qabanaysa tartan Suugaaneed qayb ka ah la dagaalanka...
:-Maamulka Wakaaladda Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka iyo Guddiga Garsoorka Tartan Suugaaneedka Tilmaamaha Khawaarijta waxay ku wargelinayaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bahda Suugaanta iyo Farshaxanka...
Horjoogihii ugu sareeyay Argagixisada ka dagaalanta Mozambique oo dilay
Wasaaradda Gaashaandhigga Mozambique ayaa sheegtay in ciidamadu ay dileen Bonomade Machude Omar (Ibn Cumar) oo ahaa horjogihii ugu sareeyay kooxaha argagixisada ee ka dagaalanta...
Ciidanka qaranka ee ku Sugan Caws-weyne oo fashiliyey Weerar ay soo qaaday kooxda khawaarijtu
-Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku soo qaadeen deegaanka Caws-Weyne oo Gobolka Galgaduud,dhawaan ayaa...
Ciidanka hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka oo howlgal qorsheysan ka fulisay deegaanka Jambaluul
Ciidanka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeellada hoose ku burburiyey Maxkamad Beenaadkii...
Howlgal amni xaqiijin ah oo ka socda magaalada Ceelbuur
Ceelbuur:-Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka wadda degmada Qadiimiga ah ee Ceel-buur.
Ciidanka xoogga dalka ayaa gudaha u...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya oo kulan la yeeshay xoghaynta xafiiska Midowga Africa
Ethiopia:-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya mudane Cabdullaahi Maxamed Wardaa ayaa xafiiskiisa ku soo dhoweeyay xoghaynta xafiiska Midowga Africa Mss Dalitso Bonongwe,...
Ra’iisul wasaaraha JFS oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamarreeb:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Dhuusamareeb.
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo Dhuusamareeb gaaray
Dhuusamareeb:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Dowladda goboleedka...










