Wararka Gudaha

Cows-weyne Cadowgii (Al-shabaab), Wallee Caana kama dhamin (WARBIXIN)

0
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay shalay aroortii hore  maleeshiyada Khawaarijta ah ku soo  qaadeen deegaanka Cows-wayne oo ka tirsan...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Madax ka socotay madasha mutadawiciinta oo kulan wada qaatay

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Madasha Mutadawiciinta Soomaaliyeed (Somalia volunteering work forum). Guddoomiyaha ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dadaallada ku aadan ku biirista EAC

0
Nairobi- Cabdisalaan Hadliye Cumar Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika oo saxaafadda uga warbixiyay shirka wada xaajoodka farsamo ee...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo la duuleysa qorshaha ciribtirka khawaarijta ayaa garab buuxa oo caafimaad...

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaliya oo ka duuleysa qorsha ciribtirka Khawaarijta ayaa qorshaynaysa sidii adeeg Caafimaad ay u helli lahaayeen bulshada...

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BJFS oo akhrinta labaad mariyay sharciga howlgabnimada shaqalaaha

0
Kalfadhiga saddexaad kulankiisa 21-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo looga hadlayo Amniga iyo Xasilinta Dalka ayaa ka Furmay...

0
Dhuusamareeb:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka. Madaxda...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo looga hadlayo Amniga iyo Xasilinta Dalka ayaa ka Furmay...

0
Dhuusamareeb(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka. Madaxda heer...

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furay Tababbar ku saabsan midaynta Fariimaha Dowladda

0
Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Xayir Ducaale ayaa maanta Muqdisho uga furay Tababbar ku saabsan midaynta...

Golaha Aqalka Sare ansixiyey laba Hindise Sharciyeed oo Muhiim ah

0
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee...

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Sakariye Cali Axmed.

0
Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Axmed oo hore ugu Eedaysanaa dilka bareer ah...