Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay dhoofinta hilibka xoolaha Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta oo daah-furay dhoofinta hilibka xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Mudane Xamse Cabdi...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo muhiim ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Wadada Maxamuud Xarbi ee Degmada Warta Nabadda, taasi oo isku...

Wasiirka Warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah wariyeyaasha Soomaaliyeed

0
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane, Daa’uud Aweys Jaamac oo tababar ku saabsan sida loo tabiyo wararka ku saabsan xaquuqda carruurta u furay qaar...

Muwaadin fashiliyey qarax khawaarijtu ku dhibaatayn rabeen shacabka Soomaaliyeed oo abaal marin la guddoon...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoonsiiyey lacag dhan 20kun oo dollar muwaadin Soomaaliyeed oo soo sheegay mooto Bajaaj...

Khatarta ka dhalan karta Hubka aan qarxin (WARBIXIN)

0
Jimcihii la soo dhaafay ayaa waxaa dhacady dhacdo xanuun badan, iyadoo inta la xaqiijiyay 27 qof ay ku dhinteen qarax weyn, kaasi oo ka...

Madaxweyne Lafta gareen oo qaabbilay wafdi ka socda QM

0
Baydhabo- Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed,  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabbilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire, Catriona...

Danjire Ilyaas: Waa muhim in waddamada Carabta , kuwa gobolka iyo Caalamkuba ay iska...

0
Riyadh- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ahna Wakiilka joogtada Soomaaliya ee Jaamacadda Carabta, Ilyaas Sheekh Cumar ayaa sheegay in ay muhiin tahay in...

22 askari oo Mareykan ah oo ku dhaawacmay shil diyaaradeed oo ka dhacay Suuriya

0
Milateriga Mareykanka ayaa sheegay in shil diyaaradeed oo nooceedu yahay Helikobtar uu ka dhacay waqooyi bari Suuriya,halkaasi oo ay ku  dhaawacmeen 22 askari oo...

Bulshada Ceeldheer oo u qalab qaatay Suulinta raadadkii Khawaarijta (Warbixin).

0
Dhallinyarada ku nool degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo is-xilqaamay ayaa bilaabay in ay qeyb weyn ka qaataan bilicda deegaanka oo muddo badan argagixisadu...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay hotel ku yaalla Muqdisho

0
Qaahira- Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay dhowaan Hotelka Pearl ee magaalkada Muqdisho. Mudane ,...