Wararka Gudaha

Wasiirrada Gaashaandhigga ee XFS iyo Dhiggiisa Dowladda Qadar oo yeeshay Kulan muhiim ah

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Qatar, Sheekh...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS oo Faahfaahin ka Bixiyay Qaraar ku Saabsan Khayraadka Dabiiciga ah...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-  Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka Gobolka West Virginia ee...

In kabadan 22 khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan iyo Mudug

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta ka...

Buulo-burde oo u gudubtay wareegga afar dhamaadka ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

0
Degmada Buulo-Burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga afar dhamaadka ee  tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Kismaayo oo...

Wasaaradda Batroolka XFS, iyo West Virginia oo Xoojinaya Iskaashiga Sahminta iyo Soo Saarista Macdanta...

0
Wasaaradda Batrolka iyo kheyraadka Macdanta XFS iyo Gobolka West Virginia ee dalka Maraykanka ayaa kala saxiixday Heshiis Isfaham (MoU) oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada...

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Guddoomisay Shir

0
Geneva- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland ku shir guddoomisay kulan ay...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca Gaalgaduud

0
Cutibyo katiran Ciidanka Gorgor ayaa howlo biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas badan oo ku dhaqan deegaanka Maraay-Suuleey oo kamid ah Gobolka Gaalgaduud. Howlahaan biyo...

Wasaaradda Batroolka XFS oo ka hadashay cabashooyinka dadweynaha ee dhanka shidaalka

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurrada ku dhaca Indhaha oo Muqdisho lagu qabtay

0
Mas;uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha ee saameeya aragga. Munaasabaddaan waxaa...

Gubadley iyo Kaaraan oo u gudbay wareegga afar dhammaadka ee tartan cilmiyeedka Ramadaan

0
Degmada Gubadleey ayaa xalay tartan cilmiyeedka warbaahinta qaranka ka reebtay degmada Cabdi Casiis,halka Degmada Kaaraan ay iyaduna ka adkaatay dhigeeda Daayniile. Degmada Gubadleey ayaa heshay...