Wararka Dibadda

Duqeymo cirka ah oo dib ugu bilowday gobolka Tigray

0
Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa lagu garaacay duqeymo cirka ah, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka, laba maalmood kadib markii maamulka TPLF ee halkaas...

Isku dhacyo Ciidan oo ka dhacay xuduudka dalalka Azerbaijan iyo Armenia

0
Wasaraadda difaaca dalka Azerbaijan ayaa sheegtay in is rasaasayn ka dhacday xuduudka labada dal iyadoo ku eedaysay in Ciidanka Armenia isku dayeen in ay...

Qaramada Midoobay oo Maanta ka shiraya xaaladda Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ka yeeshaan xaaladaha ka jira Soomaaliya, gaar ahaan Amniga iyo Abaaraha oo...

Mareykanka oo walaac ka muujiyay Abaaraha ka jira Soomaaliya

0
khabiir dhanka arrimaha bini’aadanimada ee guddiga dib u eegista macluusha ayaa Toddobaadkan saadaaliyay in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay u badantahay inay ka...

Liz Truss oo loo doortay ra’iisul wasaaraha xiga ee UK,

0
Xoghayaha arrimaha dibadda Liz Truss ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee Conservative Party, iyadoo la wareegtay awoodda ra’iisul wasaaraha Britain , xilli...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo ku dhawaaqday in Ruto ku guuleystay doorashadii madaxtinimada...

0
Maxkamadda sare ee  dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday maanta in  William Ruto ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee bishii hore ka dhacday dalkaas. Maxkamadda ayaa  meesha...

Cabdikarim Xaaji Buux oo loo doortay xubin ka tirsan guddiga fulinta ee ururka xoghayeyaasha...

0
Shirkii xoghayeyaasha guud ee Baarlamaannadda Afrika oo ka dhacay intii u dhexeysay 29-31 Ogoosto ee xarunta Baarlamaanka Afrika ee magalada Johannesburg ayaa waxaa xoghayaha...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddoonka Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika+Sawirro

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo guddoonka Jaaliyadda Soomaaliyeed...

Qaramada Midoobay oo maanta booqanaya xarunta tamarta Nukliyeerka ee Ukraine

0
Kormeerayaasha Qaramada Midoobay ayaa manta lagu wadaa in ay booqdaan warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia oo ay gacanta ku hayaan  ciidamada  Ruushku. Kormeerasyaasha ayaa doonaya...

Ra’iisul Wasaare Hamza oo la kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Abdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, oo ay ka wada hadleen wadashaqeynta...