Wararka Dibadda

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqday xarumo amni oo ku yaalla dalkaas

0
Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa magaalada Beijing kula kulmay madaxa Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma Jinqi. Laba mas’uul ayaa waxay...

Mareykanka oo Hindiya kala hadlaya hagaajinta xuquuqda aadanaha

0
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa Arbacadan maanta ah la kulmaya dhigiisa dalka India ka hor kulan oo la qaadan doono ra’isul wasaare...

Dad kuleyl dartiis ugu geeriyooday wadanka Japan

0
Labaatan iyo saddex (23) ruux ayaa u dhintay kuleyl daran oo ku dhuftay dalka Japan isbuuc gudihiis, sida ay sheegtay Wakaaladda maareynta masiibooyinka ee...

Shil sababay dhimasho badan oo ka dhacay Hindiya

0
Ugu yeraan 18 qof oo shaqaale muhaajiriin ah ayaa dhimatay ka dib markii gaari weyn jiirey rakaab la socday bas marayay gobolka waqooyiga India...

Dowladaha Labada Kuuriya oo dib u furayo khadadka isgaarsiinta ee ka dhaxeeyay labada Dal.

0
Labada Kuuriya oo ku heshiiyay inay soo celiyaan xiriirkii ka dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday subaxnimadii hore ee saakay in dib loo furayo khadadka...

Madaxweynaha Tunuusiya oo xilkii ka qaaday Ra’iisul Wasaaraha Dalkaas.

0
Madaxweynaha dalka Tunuusiya Kais Siciid ayaa xaley ku dhawaaqay in uu xilkii ka xayuubiyey Raysal Wasaaraha dalkaas, sidoo kalena uu joojiyey dhammaan howlihii Baarlamaanka...

Ilhaan Cumar oo Xukuumadda Mareykanka kula talisay in la abuuro Gola degaan oo la...

0
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa soo bandhigtey qorshe ah in la abuuro gole degaan oo qaabilsan la dagaallanka Islaam naceybka. Ilhaan...

Mareykanka oo 100-milyan u qorsheeyay dib u dejinta qaxootiga Afghanistan

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ogolaaday ilaa 100-milyan doolar oo loogu talagalay in lagu maareeyo kumanaan qof oo reer Afghanistan ah oo dalbaday fiisooyinka...

Nigeria oo xaqiijisay sii deynta 100-ruux oo la heystay 42 cisho

0
Cidamada  Boliiska ee fadhigoodu yahay gobolka Samfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria ayaa sheegay in wadahadallo waanwaan ah lagu sii daayey 100 –ruux oo 8-deedii...

Turkiga oo badbaadiyey Tahriibayaal

0
Markab laga leeyahay dalka Turkiga, oo ku guda jiray waajibaadkiisa kormeerka meel ka baxsan biyaha xeebaha Liibiya, ayaa soo badbaadiyey 80 tahriibeyaal ah sida...