Mareykanka oo Hindya ku caawinaya adeeg caafimaad oo lagu qiyaasay 100-milyan
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dalka Hindiya loo dirayo gargaar Caafimaad oo qiimahiisu dhan yahay 100-milyan ,si ay qeyb uga noqoto dagaalka dalkaasi...
Dalka Hindiya waxaa si kordhaya dadka u dhimanaya Covid-19
Dalka Hindiya ayaa laga dayrinaya xaalada xanuunka Covid-19 waxaana la soo warinaya in ka badan 200,000 oo qof in ay ku dhinteen xanuunka iyadoo...
Burkina Fasa waxaa lagu dilay Suxufiyiin u dhashay dalka Spain
Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain iyo Nin u dhashay dalka Ireland oo u ololeeya Duur-joogta ayaa xalay lagu dilay weerar ka dhacay...
Hindiya waxaa sii kordhaya dadka u la’anaya viruska Covid-19
Wasaaradda caafimaadka Hindiya, ayaa soo warisay in ay u dhimatay xanuunka Covid-19 dad gaarayah 3,293, 24-kii saac ee la soo dhaafay, taas oo wadarta...
Biden oo la filayo in uu khudbad ka jeedin doono Congress-ka dalkiisa
Maanta oo Arbaco ah Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa la filayaa in uu khudbad ka jeediyo fadhi wada jir ah oo ay yeelanayaan Congress-ka...
Somaaliya iyo Midowga Afrika oo heshiis ku kala saxiixday magaaladda Adis Ababa
Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa magaalada Adis Ababa ee dalka Ethopia ku kala saxiixday Heshiis Dowladda Soomaaliya ay uga mid noqoneyso Wadamada Afrika ee...
Beecmushtar Soomaaliyeed Oo Lagu Gawracay Dalka Koonfur Afrika!!
Qawlaysato Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la sheegay in...
Dawladda Faransa Oo Baaraysa Dil Loo Geystay Gabar Katirsanayd Booliiska!
Faransiiska Boliiskooda ayaa baaritaan ku wada weerar ay ku sheegeen in uu ahaa mid argagixiso kaddib markii Gabar katirsan Booliiska Faransiiska, Toorey lagu dilay...
Ameerikaanka Oo Ergey Cusub U Soo Magaacabay Geeska Afrika
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika.
Blinken, ayaa qoraal...
Faransiiska oo baaraya dil loo geystay Gabar katirsan Booliis
ILAYSKA DALKA:-Booliiska Faransiiska ayaa baaritaan ku wada weerar ay ku sheegeen in uu ahaa mid argagixiso kaddib markii Gabar katirsan Booliis Faransiiska, Toorey lagu...