Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maalgashiga oo qaabilay Wafdi ka socda shirkadda Zain-al-Abdin Group Africa
Agaasimaha Guud ee Hayโadda Maalgashiga Soomaaliya, Mudane Faysal Aadan Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda shirkadda Zain-al-Abdin Group Africa Limited, oo...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐: ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ง๐๐ ๐ ๐ ๐จโ๐๐ง ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ฌ๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ฒ๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ฒ๐จ ๐ก๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib-u-soo celinta Nidaamka Caalamiga ah ee Tigidhada Diyaaradaha...
GUDDIGA DIFAACA EE GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY TALIYAYAASHA CIIDAMADA QALABKA SIDA
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa, xafiiskiisa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha...
Raโiisul ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐๐๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Mudane...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY GUDDOONKA CUSUB EE GOLAHA WAKIILLADA GALMUDUG
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Dowlad Galmudug, Mudane Xuseen Maxamed Nuur,...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS
Raโiisul Wasaare Xamsa markii uu...
Golaha Wakiillada Galmudug oo doortay Guddoomiyaha iyo Ku-xigeennadiisa
Galmudug(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Wakiillada Galmudug ayaa Guddoomiyaha Golaha u doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne), kaas oo helay 79 cod, halka Musharraxii la tartamayay,...
Xildhibaanada Golaha Wakiillada Galmudug oo dooranaya Guddoonkooda
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta dooranaya Guddoonkooda, waxaana Guddoomiyaha iyo Labadiisa ku xigeen u tartamaya afar Musharax oo khudbadahooda ka...
FARRIIN: Masiibadu ma sugto Digniin goor hore la helo ayaa nolosha Dadka badbaadisa.
Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka (International Day for Disaster Risk Reduction), waxaan iftiimineynaa Mashruuc cusub oo Soomaaliya ka hirgalaya, kaas oo si...










