Siyaasadda

Madaxweyne JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad Qaran u jeedinaya Shacabka Soomaaliyeed kuna...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka) ;-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow Shacabka u jeedinaya khudbad ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee Dalka iyo tallaabooyinka Dowladdu...

Dowladda Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee Madax-Bannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee...

0
Indonesia (Wargeyska Dalka);-Dowladda Indonesia ayaa waxa ay si cad u sheegtay taageerada ay u hayso Madax-Bannaanida, Midnimada Dhuleed iyo wadajirka Qaran ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgal ku dilay 17 Dhagarqabe oo ka tirsanaa Argagixisada...

0
Shabeellada Dhexe (Wargeyska Dalka) ;-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa xalay fuliyay Howlgal Cirkaย  ah oo ka dhacay Deegaanka Jabad Godone...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan la yeeshay Masuuliyiin ka socota Hay’adda...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa kulan fogaan-arag ah la qaatay Masuuliyiin...

Xidhibaanad Golaha Shacabka BFS oo meelmariyey Axdiga Xakameynta Tubaakada

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Xidhibaanad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada. Kulanka Xildhibaannada oo ay fadhiyeen 142 mudane ayaa waxa Axdigan...

Odayaasha Dhaqanka oo Muqdisho ku qabtay Dibadbxa ay kaga soo horjeedaan Xadgudubka Israaโ€™iil

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday faragelinta iyo xadgudubka YH-da Israaโ€™iil ay kula kacday midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Taallada...

Ciidamada Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay keydad biyo ah oo ay lahaayeen Khawaarijta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay keydkii biyaha ay isticmaali jireen Khawaarijtii laga xoreeyay deegaanka Jilib Marko ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Beljimka oo ka bannaan-baxay aqoonsi beenaadka Israaโ€™iil

0
Brussels,(Wargeyska Dalka):- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan dalka Beljimka ayaa qabtay bannaanbax oo ay kaga soo horjeedeen faragalinta Israail ee ka dhanka ah midnimada Soomaaliya...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Madaxa Cusub ee Hay’adda UNHCR Soomaaliya

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa Kulan la yeeshay Madaxa Cusub...