Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xubin sare oo ka Tirsan Qoyska...
Muqdisho, Febaraayo 24, 2026; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...
War-Saxafadeed: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo War Rasmi ah ka soo saartay…..
Tan iyo markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhawaaqday Gogosha Wadatashiga Qaran Bishii Maarso 2025, waxa ay Dowladu waday Wadatashiyo joogto ah oo ay la...
Guddoomiyaha SoDMA oo Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdi Heerkiisa uu sareeyo oo ka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo dhoweeyay...
CXDS oo Howllgal Qorsheeysan ka fuliyeen Gobolka Shabeellada Dhexe
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed "CXDS" ayaa fuliyay Howlgallo Amni oo Qorsheysan oo ka dhacay Deegaanno hoos yimaada Degmada Raage Ceelle ee...
WASIIRKA HAWLAHA GUUD EE XJFS IYO WAFTI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wafti uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Ayub Ismaaciil Yuusuf, ayaa Booqasho rasmi ah ku...
Guddoomiyaha SoDMA oo Xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha Cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha Cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP)...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo markale Cafis u fidiyay Dhallinyarada la qalday...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Fadliga Bisha Ramadaan Awgiis, markale Cafis u fidiyay Dhallinyarada la qalday ee ka Tirsan...
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Weerarrada Argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee Dalka Nigeria.
Muqdisho(Wargeyska Dalka);–Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa Weerarrada Argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee Waqooyi-Galbeed Dalka Nigeria, kuwaas oo sababay Dhimashada...
Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa waxaa habeenkii xalay...
Biyo-dhaamin loo sameeyay qoysaska ay saameysay abaarta ka jirta qeybo ka mid ah dalka
Hey’adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanatar Xasan Kobac ayaa maanta deegaanka Maroodile ka daah-furtay wajiga labaad ee biyo-dhaamin gaaraysa 50 booyadood,...










