Howlgal lagu Dilay xubno Katirsan khawaarijta oo ka Dhacay Degmada Jilib ee Gobolka Jubada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Hawlgal culus oo Xalay ay Ciidamada Xoogga Dalka ka fuliyeen Degmada Jilib ee Gobolka...
Golaha Shacab ee BJFS oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Daawada
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Sharciga Daawada.
Hindisahaas waxaa oggolaaday 141 Xildhibaan, hal...
Markii ay Soomaaliya Tallaabo horay u qaadaba Maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
Dowladda Soomaaliya ayaa u ahadcelisay Dalalka iyo Hey;adaha Caalamiga ah ee sida xilkasnimada leh u hor-istaagay damaca Israel ee ay ku doonaayeen in ay...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo caawa tegay Goobaha lagu nasto ee Magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga Dhuusamareeb, ayaa caawa tagey Goobaha lagu nasto ee...
Isku soo Bax looga soo horjeedo xadgudubka Israa’iil, laguna taageerayo Midnimada iyo Wadajirka ...
Jowhar(Wargeyska Dalka):-Magaalada Jowhar, Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, waxaa si weyn uga socda Dibad bax ballaaran oo Shacabka Magaalada ay uga dhiidhinayaan gardarrada Israa’iil iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Xarigga ka jaray Dhismaha Waddada Nasiib Buundo qeybteeda Degmada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Nasiib Buundo,...
Deegaannada Maamul Gobolleedka Hirshabeelle oo Maanta ay ka socdaan isku soo baxyo waaweyn
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-waxaa weli Gobolada iyo Degmooyinka dalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka sii soconaya isu soo baxyada shacabka Soomaaliyeed ku diidan yihiin farogelinta qaawan ee...
Dowladda maraykanka oo si adag u taageertay Madax-Bannaanida iyo midnimada Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Mareykanka ayaa cadeysay in aysan waxba iska badalin siyaasaddeeda ku aaddan Soomaaliya, isla markaana si buuxda u taageersan tahay Madax-bannaanida, Midnimada, iyo...
Dowladda Shiinaha oo taageertay Midnimada iyo Madax-Bannaanida Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ayaa si weyn oo buuxda u xaqiijisay garab istaaggeeda Midnimada, Madax-bannaanida, iyo Wadajirka Dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ....










