๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ ๐๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ก๐๐-๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ญ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ข๐ญ
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Kuwait kaga qayb galay kulanka ugu...
Madaxweyne Deni oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda China ee Soomaaliya Amb. Wang Yu Ambassador iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Kulanka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kampala
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS oo Kormeeray Wasaaradda Cadaaladda XFS
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, halkaas oo uu kusoo...
Puntland oo abaabul shacab iyo hawlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wadda gobolka bari
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee deegaanada Puntland ayaa hawlgallo culus ka sameeyay deegaanka Xamurre ee gobolka Bari.
Howlgalkan oo ahaa mid saf mar ah ayey...
Wasiir Cali-xoosh oo bogaadiyay howlaha ay bulshada u hayso hayโadda SoDMA
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali- Xoosh ayaa bogaadiyay shaqada ay hayโadda SoDMA u hayso dadka ay waxyeellada...
Dhulgariir geystay waxyeello badan oo ku dhuftay Tibet
Wakaaladda wararka Xinhua ee Shiinaha ayaa ku warramaya in dhulgariir xooggan oo ku dhuftay gobolka Tibet ay ku dhinteen ugu yaraan 53 qof, isla...
Wasiir Maareeye oo soo xiray kulan lagu dhiirrigelinayo tacbashada beeraha
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo gabagabeeyay kulan muhiim ah oo lagu dhiirrigelinayo dhallinyarada iyo tacbashada Beeraha.
Wasiirka...
Raโiisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Warfaafinta
Raโiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo kuyimid Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Soomaaliya, si uu...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ ๐๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ-๐๐๐ญ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ญ๐ฐ๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo dhagax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul-Iftaa, ayaa sheegay in xaruntan ay saldhig...