Siyaasadda

Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo dalka ka hirgeliyey lambar-Xisaabeedka Bangiyada ee Caalamiga ah

0
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada qaatay habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah ee loo yaqaan IBAN. IBAN ayaa ah...

Moscow oo bilowday dhoolatuska Gantaalada ballistic-ga

0
Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay, maanta oo Arbaca ah, in Ciidamada Istaraatiijiyadda Gantaalka ee Ruushku ay bilaabeen dhoolatusyo qorshaysan oo ay ku sameynayaan Gantaalada...

Duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha rugta Ganacsiga oo ka wada hadlay horumarrinta dhaqaalaha Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamud Cabdikariin Gabeyre, ayaa...

Deegaanno hor leh oo laga xoreeyay khawaarijta

0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Tix, Baraag Sheekh Caamir, Caliheele iyo Cali...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo howlgalka ATMIS oo ka wada hadlay ammaanka Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee...

Mowjadaha mudaaharaadyada ka socda Faransiiska oo kor u kacay

0
Dalka Faransiiska ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ka socda mowjado cusub oo isugu jira mudaaharaadyo iyo shaqo joojin, kuwaasi oo looga soo horjeedo...

Shirka Daahfurka Warbixin Muuqaaleedka Dhaqaalaha dalka ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho

0
Wasaaradda Qorsheynta ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furtay shirka warbixin muuqaaleedka dhaqaalaha dalka. Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya Wasiiro ka tirsan golaha xukuumadda, Dowlad Goboleedyada...

Soomaaliya oo saxiixday sharciga la dagaalanka Kalluumaysiga sharci darrada ah

0
Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...

Ciidamada Ruushka oo la wareegay gacan ku haynta Warshadaha Bakhmut

0
Wakaaladda wararka TASS, ayaa ku warrantay in ciidamada Ruushka ay si buuxda ula wareegeen aagga warshadaha ee Bakhmut, sidokale maamulka Donetsk ee taageersan Ruushka...

Dowladda Norway oo Soomaaliya ka taageereysa horumarinta Kalluumeysiga

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Mudane, Axmed Xasan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 bishan magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark...