Maamulka gobolka Banaadir oo Gacanta ku soo dhigay Shirkado Lacago been abuur ah ka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Gacanta kusoo dhigay Shirkado Lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda ka howl gasha Muqdisho, waxa uuna maamulka Gobolku sheegay...
Washington oo Israa’iil kala hadashay wax kabadalka Dagaalka Qaza
La taliyaha amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan, ayaa Wasiirka arrimaha istaraatiijiyadda Israa’iil Ron Dermer, kala hadlay in ay u gudbaan marxalad ka duwan dagaalka...
Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo faray Shirkadaha ka shaqeeya dhismaha inay kor u...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir ayaa ka qayb galay xuska sannad-guurada tobnaad ee shirkadda...
Ciidamada deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo gacanta ku dhigay Saddex ka mid ah...
Xoogaga Macawisleyda ee deegaanka Cadcadey ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa gacanta ku dhigay saddex ka mid ah maleeshiyaadka Khawaarijta, iyaga oo ku wareejiyay Ciidanka...
Turkiga oo ogolaaday in Sweden ay ku biirto NATO
Guddiga xiriirka arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Turkiga oo kulan ku yeeshay gelinkii danbe ee shalay magaalada Ankara, ayaa ansixiyay ka mid noqoshada Sweden Ururka...
Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaaca ka qaadday dilka 130 xubin oo ka tirsan Khawaarijta
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa sheegtay in howgalladii ugu dambeeyay Khawaarijta looga dilay 130 khawaarij ah, waxaana lagu furtay hub, iyadoo laga burburiyay qalab iyo...
Ciidamada Xoogga Dalka oo weerar culus ku qaaday goobo ay ku sugnaayeen Khawaarijta
Dagaal Culus ayaa ka socda degaanka Jeex-Jeex oo hoos-taga Magaalada Caad ee Konfurta gobolka Mudug halkaas oo Ciidamada Qaranka iyo xoogagga deegaanku ay cadowga...
Soomaaliya oo ku guulaysattay Billadda Dhaqanka, Suugaanta iyo Farshaxanka dalalka Geeska Afrika
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa billadda ODA AWARD guddoonsiiyay ku xigeenka maareeyaha Wakaaladda Murtida iyo Madadaalada Qaranka Abwaan Maki Xaaji...
Ciidanka xoogga dalka oo hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada Shabeelaha Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa galinkii dambe ee shalay ilaa xalay hawlgallo culus oo ka dhan ah...
Ciidanka Boliiska oo gacanta ku soo dhigay nin lagu eedeeyay dil ka dhacay Nairobi
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gudanaya waajibka ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xiray eedeysane lagu magacaabo Axmed Cabdiraxmaan Cabdullahi kuna eedeysan in...










