Xukunka Koox isku Xiran oo Muqdisho iyo Daafaheeda Dilal & Arbushaad ka Gaysan jirtay
Maxkamadda Sare ee Ciidamada ayaa mar kale xukunno kala duwan ka soo saartay Koox loo haystay Argagixisanimo, waxa ay ka wada shaqeeyeen Dilal qorshaysan...
Banaan-baxyo balaaran oo ka socda magaalada Boorame ee gobolka Awdal
Shacabka magaalada Boorame ee gobolka Awdal ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa maanta dhigay bannaabax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan damaca Ethiopia ee qeyb kamid...
Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ku dilay 26 dhagar qabe
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Duqeyn ku dilay 26 dhagar qabe oo Khawaarijta ka tirsan kuwaas oo uu ku jiro...
Sirdoonka Turkiga oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen tiro kamid ah Mossadka Isra’iil
Sirdoonka dalka Turkiga ayaa sheegay in Taladadii Shalay ay gacanta ku dhigeen in ka badan 30 Eedeysane oo la sheegay inay ka tirsanyahiin Mossadka...
RW ku xigeenka dalka : Waxa maanta ii muuqatay cududda, caqliga, kartida iyo awoodda...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in filicka dowladda Itoobiya ee ku aaddan qaadashada badda Soomaaliya ay in ay dhalisay...
Qaar ka mid ah xildhibaannada kasoo jeeda Waqooyiga Soomaaliya oo cambaareeyay damaca Itoobiya
Guddoomiyaha Aqalka sare e BFS, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay weligeed ku taameysay in ay hesho dhul kale oo ay...
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka JFS oo dhaleeceeyay damaca Itoobiya
Guddoomiyihii hore ee Gollaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland.
Is-afgaradka Abiy iyo Muuse, (MoU)...
Israa’iil oo dishay ku xigeenkii madaxa xafiiska Siyaasadda Xamaas
Fiidnimadii Xalay, dhaq-dhaqaaqa Xamaas ayaa ku dhawaaqay in la dilay ku xigeenkii madaxa xafiiska siyaasadda Xamaas Saalax Al-Caruuri iyo laba kale oo ka mid...
Midowga Yurub oo taageeray go’aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya
Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya.
War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Yurub...
Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...










