Siyaasadda

Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga...

Khawaarijta Saaka, subax madow ayay u aheyd’ (WARBIXIN)

0
Dowladda Soomaaliya waxa ay u mahadcelinaysaa Shacabka Soomaaliyeed ee geesiyaasha ah ee go’aansaday in ay cadawga Ummadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta ah iska dul qaadaan,...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Baarlamaannada Dhallinyarada Adduunka

0
Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Sagaalad ee xildhibaannada dhallinyarada Adduunka oo ka furmay dalka Vietnam Shirkaa ayaa...

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo ciidanka ku bogaadiyey howlgalka sifaynta khawaarijta

0
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Ciid Daahir ayaa fariin Hambaliyo ah u diray guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Galmudug...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo sifayn ah kawada magaalooyinka Bacaadweyn, Camaara iyo Qaycad

0
Ciidamada Xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug iyo Xoogagga Difaaca Shacabka ayaa saaka howlgallo sifayn ah waxay ka wadaan magaalooyinka Bacaadweyn, Camaara iyo Qaycad. Meelaha qaar Khawaarijta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda Soomaaliya ka taageereyso...

Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay horjooge ka tirsanaa khawaarijta

0
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan saaka aroortii ku dilay madaxii maaliyadda Khawaarijta ee Gobalka Baay Aadan gardhuub iyo Maleyshiyaad uu watay. Howlgalka oo uu...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Maareeyaha hay’adda aqoonsiga iyo diiwaan gelinta Qaranka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye...

Maxkamadda Ciidanka oo dil ku xukuntay xubin ka tirsanaa khawaarijta

0
Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiigle, Xamsa Jeylaani Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta. Xamsa...

Putin oo la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Waqooyi

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Arbaca ah hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ku qaabilay saldhigga Vostochny, oo ah goobta gantaallada hawada...