Guddoomiyaha SoDMA oo qaabbilay qaar ka mid ah madaxda hay’adaha samafalka ee Turkiga
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday hay’adaha dowladda Turkiga...
Shirka meelmarinta habraacyada isku xirka Dhaqaalaha Buluugga ah oo lagu soo xiray Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa soo xiray shirka meelmarinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha...
Wasiirka Deegaanka XFS oo dalka Sacuudiga uga qeyb gashay shir looga hadlayay Cagaarinta Bariga...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS Amb Khadija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya uga qeybgashay shir-ka Golaha Wasiirada ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka (NTP) 2024-2025.
Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka ayaa waxaa...
Wasiirka Dekedaha dalka Masar iyo maalgashadayaal uu hoggaaminayo oo kusoo wajahan Muqdisho
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxmuud Cabdiraxman Faarax Beenebeene ayaa sheegay in dalka ay kusoo wajahan yihiin Wasiirka wasaaradda Dekedaha dalka...
Shirka dib u eegidda habraacyada isku dubaridka dhaqaalaha buluugga ayaa ka furmay Muqdisho
Shirka ansixinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha Buluugga, (Interministerial Coordination and Resource Mobilization Meeting on Blue Economy), oo ay soo qaban qaabisay...
Ciidanka xoogga oo howlgallo ka fuliyay Shabeellada hoose
Guutada 14-ka Octobar ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fulisay degaanno hoos taga tuulooyinka Jannaale iyo Shalanbood ee gobolka Shabeellada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabbilay Ku-simaha Safiirka Suudaan
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabbilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya.
Kulanka waxa diiradda lagu saaray...
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Qoyska
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Wasiir Kuxigeenka wasaaradda Qoyska iyo horumarinta xuquuqda aadanaha u magacaabay Marwo Xanaan Cabdicasiis Barre.
Kulanka...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐆𝐮𝐝d𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐂𝟕𝟎 ayaa 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐡𝐚 𝐊𝐚 𝐅𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Ahna Guddoomiyaha Kulan waynaha 70-aad ee Hey’adda Caafimaadka Aduunka WHO/EMRO H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa Furay Kulan-waynaha...










