Siyaasadda

Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha oo lagu guuleystay damintiisa.

0
Dabkii saakay ka kacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu guuleystay damintiisa, kaas oo khasaare nafeed iyo mid hantiyadeedba gaystay sida uu sheegay guddoomiye kuxigeenka amniga...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay saraakiil ka socotay UK

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Saraakiil uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidamada Ingiriiska ee tababarada ka caawiya...

Ray’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray waddo muhiim ah

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Xoosh ilaa Ex...

Munaasabad lagu soo bandhigay buugga Hadhiwaa ee Qoraa Maxamed Haldoor oo xalay lagu qabtay...

0
Munaasabad aad loo soo agaasimay laguna soo bandhigayay buugga Hadhiwaa ee uu qoray Maxamed Haldoor ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo...

Dab Xooggan oo ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha

0
Waxaa saaka Dab xooggan ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan goobo ganacsi oo ku yaalla wadada isku xirta dhismaha shirkadda Somtel iyo...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo dalka keenay Calanka bulshada bariga Afrika oo ay Soomaaliya ku...

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa waddanka Tanzania ayaa maanta dib...

Shir looga hadlaya wax qabadka Xafiiska hanti dhowrka ee sanadkii tagay oo ka furmay...

0
Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Avv: Axmed Ciise Guutaale ayaa shir guddoomiyey kulan sanadeedka Bahwadaagta Caalamiga ah ee dhanka horumarka ka taageerta XHGS oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo amray in degdeg loo fasaxo duulimaadyada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka dayaaradaha Aden Cadde ayaa...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay nin horay u dilay xaaskiisa

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dil ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud oo lagu helay dambi ah in uu xaaskiisa Marxuumad, Luul Cabdicasiis nolosha ku...

Wasiir Maareeye oo qaabbilay wafdi ka socda Midowga yurub

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens Hoegel oo ah...