Siyaasadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta xarigga ka jaray Baakin casri ah oo laga Hirgeliyey...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Maanta si Rasmi ah Xarigga uga jaray Baakin...

Dowladda Soomaaliya oo Dhambaal Taageero ah u dirtay Dowladda Qatar

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda Dawladda walaalaha nahay ee  Qatar taas oo ku...

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid go’aankii xadgudubka ahaa ee Israa’iil ay ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo taageertay madax-bannaanida iyo wadajira dhuleed...

Culimada Soomaaliyeed oo Magaalada Muqdisho ku qabtay Banaan bax ay kaga soo horjeedaan farogelinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Banaan bax ka dhan ah xadgudubka Israa’iil kula kacday Midnimada iyo Wadajirka Ummadda Soomaaliyeed oo Culimada Soomaaliyeed ay soo abaabuleen ayaa hadda ka...

Wafdi Ballaaran oo ka socday Dowladda Turkiga ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi ballaaran oo ka socday Dowladda Turkiga. Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ay ka Sameeyeen Gobolka Gedo ku dilay Dhagarqabayaal ka...

0
Gedo(Wargeyska Dalka) :- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay howlgal si heer sare ah loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceel-Cilaan, oo qiyaastii...

Wasiirka Warfaafinta oo bogaadiyay Doorka Wakaaladda SONNA xilli ay u Dabaaldegayso Sanad guuradii 62-aad

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta  dhambaal hambalyo iyo bogaadin u diray maamulka iyo shaqaalaha...

Wakaaladda Wararka SONNA oo u Dabaaldegaysa Sanadguuradii 62-aad ee Aas-Aaskeeda

0
Muqdisho(Wargeysk Dalka):-Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa maanta oo Isniin ah u dabaaldegaysa Sanadguuradii 62-aad ee kasoo wareegtay markii la aas aasay, taasoo ka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee wasaaradda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa kulankiisii ugu horreeyay la yeeshay Agaasimaha Guud...

Wasiirka Warfaafinta XJFS oo Xarigga ka jaray Istuudiyeyaasha Radio Muqdisho oo dib loo Casriyeeyay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta Xarigga ka jaray Mashruuca Casriyeynta Istuudiyeyaasha Radio Muqdisho,...