Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wafdi Heerkiisu Sareeyo oo ka socda Dowladda Turkiga
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐, ๐จ๐จ D๐ก๐๐ ๐๐ฑ D๐ก๐ข๐ ๐๐ฒ D๐ก๐ข๐ฌ๐๐ฆ๐๐ก๐ X๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ D๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐
Muqdisho(Wargeyska Dalk): -Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Maanta si rasmi ah u Dhagax-Dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhexe...
Xildhibaannada BJFS oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeed Amniga Saybarka Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo Maanta kulan yeeshay ayaa Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Amniga Saybarka Dalka Soomaaliya. waxaana oggolaaday 144 xildhibaan,...
Guddoonka Golaha Shacabka oo Kulan la qaatay Guddiyada Dib-u-Eegista Dastuurka Dalka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee...
Shirka Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Nairobi ee Dalka Keenya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah u furay Shir heer sare...
Wasiir-Dowlihii Hore ee Wasaaradda Amniga oo Bogaadiyey Guulaha laga gaaray Sugidda Amniga Caasimadda Dalka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir-Dowlihii hore ee Wasaaradda Amniga, Mudane Farxaan Cali Axmed, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa bogaadiyey Isbeddelka Amni ee laga dareemayo Caasimadda, isaga...
RW Xamsa Cabdi Bare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Turkiga
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- ย Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XJFS oo Bandhiga Carwada Fitur kaga qeyb galay Dalka...
Madrid,(Wargeyska Dalka):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XJFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ka warbixiyay Bandhigga Carwada Caalamiga ah ee Fitur...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyey Shirka Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Guddoomiyey Shirka Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo ka...
Raโiisul Wasaaraha XJFS oo Magacaabay Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, u magacaabay...










