Wasiirka Ganacsiga XJFS oo Kulan la qaatay Dhiggiisa Dalka Qatar
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo Booqasho ku jooga Dalka Qatar ayaa Kulan rasmi ah...
Xildhibaananada Labada Aqal ee BJFS oo Maanta loo qeybiyey Shintiriska wax ka bedelka Dastuurka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Kulan Wadajir ah ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka, kaas oo uu Shir-Guddoominayey Guddoomiyaha...
Wasiir Ayuub Ismaaciil: “ Israa’iil waxay u rogaysaa Marinnadii Ganacsi, Goobo ay Colaaddo ka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya, Ayuub Ismaaciil; “ Israa’iil waxay u rogaysaa Marinnadii Ganacsi, Goobo ay Colaaddo ka jiraan, waana diidnay taas.”
Wasiirka Hawlaha...
Wasaaradda Waxbarashadda XJFS ayaa Muqdisho ku qabatay Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan Siyaasadaha...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Kulan Wada-Tashi ah oo ku saabsan Siyaasadaha Macaahidda Shareecada Islaamka iyo Dugsiyada...
Xubin ka Tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Daraawiishta Dowladda Gobolleedka Galmudug
Muqdisho(Wargeyska Dowladda ):-Horjooge Cabdiraxmaan Talxo Shuuke oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa Maanta isku dhiibay Ciidamada Daraawiishta ee Dowlad Gobolleed Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr...
Wasiirka Maaliyadda ee XJFS oo Shir-guddoomiyey Kulanka 23-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Dalka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Maanta Shir-Guddoomiyay kulanka 23-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Dowlad-Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaadir iyada...
Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada oo qabatay Kulan looga tashanayo sidii kor loogu qaadi...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay Kulan looga hadlayey Xaqiijinta Adeeg Hufan oo loo qabto Shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la raacayo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudah oo Kulan Wadatashi ah la yeeshay qaar ka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa Kulan Wadatashi ah la yeeshay qaar...
Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad kale oo khawaarij ah oo lagu dilay Degmada Kuunya Barrow
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA,...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Badda ee XJFS oo soo dhoweyn u sameeyay Wafdi...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku...










