Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dowladda Hindiya iyo Dowladaha...
New Delhi(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali , ayaa ka mid ahaa Wasiirrada Arrimaha Dibadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir kula qaatay Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida...
Jigjiga(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiil-waal ee magaalada Jig-jiga ayaa halkaas...
Madaxweynaha JFS oo si Weyn loogu soo dhoweeyey Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil...
Kumuu ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble oo aad loogu garan og yahay Cabdullaahi wadaad waxa uu dhashay Sanadkii 1965-kii, isaga oo ku dhashay Degmada Ruun Nirgood...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi Heerkiisu sareeyo oo ka socda Midowga...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi Heer sare oo ka socda Midoowga Yurub, oo...
Wasiirka Dekedaha ee XJFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Jamhuuriyadda Turkiga
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XJFS, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ballaaran oo uu Hoggaaminayo Wasiir Ku-Kigeenka Gaadiidka...
Wasiirka Ganacsiga XJFS oo Kulan la qaatay Dhiggiisa Dalka Qatar
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo Booqasho ku jooga Dalka Qatar ayaa Kulan rasmi ah...
Xildhibaananada Labada Aqal ee BJFS oo Maanta loo qeybiyey Shintiriska wax ka bedelka Dastuurka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Kulan Wadajir ah ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka, kaas oo uu Shir-Guddoominayey Guddoomiyaha...
Wasiir Ayuub Ismaaciil: “ Israa’iil waxay u rogaysaa Marinnadii Ganacsi, Goobo ay Colaaddo ka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya, Ayuub Ismaaciil; “ Israa’iil waxay u rogaysaa Marinnadii Ganacsi, Goobo ay Colaaddo ka jiraan, waana diidnay taas.”
Wasiirka Hawlaha...
Wasaaradda Waxbarashadda XJFS ayaa Muqdisho ku qabatay Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan Siyaasadaha...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Kulan Wada-Tashi ah oo ku saabsan Siyaasadaha Macaahidda Shareecada Islaamka iyo Dugsiyada...










