Siyaasadda

Wasaaradda Amniga Gudaha XF”DFS waxay Mas’uuliyad ka saaran tahay Amniga iyo Bedqabka Muwaadiniinta”

0
Dowladda Soomaaliya waxay mas’uuliyad ka saaran tahay Amniga iyo Bedqabta Muwaadiniinta,si loo fuliyo Xukuumadda Federaalka waxay hore u meel marisay Qaraaro caddeynaya Baratoolada iyo...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-Xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan ee loo magacaabay Xilalka Guddoomiye Kuxigeennada Jaamacadda Ummadda...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Kulan la qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS Cabdulqaadir Cilmi ( Cabdul) ayaa Kulan la qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah. Kulanka...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Xubno Sare oo Khawaarijta ka Tirsan Codsiyo u soo...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij Waaweyn ay si toos ah ula soo Xiriirayaan Dowladda,...

Gudddoonka BJFS oo soo saaray Go’aanno Rasmi ah oo la xiriira joojinta Fadhiyada Guud...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray Go’aanno Rasmi ah oo la xiriira...

Ciidanka XDS oo Howlgal nadiifin ah ka wada Dhulka Howdka ah ee Waqooyiga Degaanka...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgallo nadiifin ah ka fuliyay Dhulka Howdka ah ee Waqooyiga Deegaanka Jabad-Godane, oo ka...

Qaabilaadihii Dublumaasiyiinta iyo Difaaca Qaranka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Toddobaadkii lasoo dhaafay qaabilay Wufuud iyo Diblumaasiyiin Sarsare oo ka socda qaar...

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo xiray Dhalinyaro ku Eedeysan qalqal-gelin Amni

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay Kicin Dadweyne iyo qalqal-gelin...

Guddiga Wada-Hadallada DF iyo Golaha Mustaqbal oo la kulmay Bulshada Rayidka

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Waxaa Maanta Kulan Wadatashi iyo Xog-Wareysi ah isugu yimid Guddiyada Wadahallada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, iyo Guddi Matalayey...

Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Dalka...