Siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Ra’iisul Wasaare Xamsa markii uu...

Golaha Wakiillada Galmudug oo doortay Guddoomiyaha iyo Ku-xigeennadiisa

0
Galmudug(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Wakiillada Galmudug ayaa Guddoomiyaha Golaha u doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne), kaas oo helay 79 cod, halka Musharraxii la tartamayay,...

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Galmudug oo dooranaya Guddoonkooda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta dooranaya Guddoonkooda, waxaana Guddoomiyaha iyo Labadiisa ku xigeen u tartamaya afar Musharax oo khudbadahooda ka...

FARRIIN: Masiibadu ma sugto Digniin goor hore la helo ayaa nolosha Dadka badbaadisa.

0
Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka (International Day for Disaster Risk Reduction), waxaan iftiimineynaa Mashruuc cusub oo Soomaaliya ka hirgalaya, kaas oo si...

Machadka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda oo Tababar muhiim u furay Shaqaalaha Dowladda

0
Muqdisho,(Wargyeska Dalka):- Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka (NTTI) ee Wasaaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda XFS, ayaa Maanta furay barnaamij lagu tayeynayo Aqoonta Dhijitaalka ah ee...

Dowladda Soomaaliya oo ka Qaybgalaysa Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee OIC

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa ka qaybgalaya furitaanka kalfadhiga 52-aad ee Golaha...

Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo Maanta cod Aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay'adda Saadaasha Hawada ee XFS oo ay Aqalka...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sagootiyey Saraakiil Dalka dibaddiisa loogu diray Aqoon-Kororsi

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka ):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa sagootiyey Saraakiil laga soo xulay qaybaha kala duwan ee Taliska Ciidanka, kuwaas...

Muhiimadda dib u howlgalinta nidaamka IATA-BSP ee Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay qabanaysaa Munaasabadda daahfurka dib usoo celinta nidaamka caalamiga ah ee Tigidhada IATA-BSP ee Soomaaliya iyo Sanad Guurada 35-aad...

Guddoomiyaha BFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha...