Howlgalka Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo soo gaba gaboobay (WARBIXIN)
Howlgalka Gargaar ee ku-meel gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu dhammeyn doonaa howshiisa Bishan Oktoobar 31-keeda, isagoo soo xiraya Laba Sano...
Wasiiru-Dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo furay Kulanka wadatashiga iyo ansixinta qabyo-qoraalka Siyaasadda Dekedaha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulqaadir, ayaa furay kulanka wadatashiga iyo ansixinta Qabyo-Qoraalka Siyaasadda Dekedaha iyo Gaadiidka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan dhiirigelin ah u sameeyay Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Xalay Kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah ku maamuusay Ciyaartoyda Xulka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqulka Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Dalka Cumaan
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa Maanta ka guddoomay Nuqul ka mid ah...
Wakiilada Baarlamaanka Hirshabeelle oo doortay Hoggaanka Cusub ee Maamulkaasi
Jowhar(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Hirshabeelle, Mudane Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Cabdi, ayaa Maanta ku dhawaaqay natiijada Doorashada Hirshabeelle, oo uu ku guuleystay Mudane Cali Cabdullaahi...
Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Munaasabad lagu xusayay Sannad-Guuradii 64-aad ee Xorriyadda Dalka Uganda
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay weheliyeen Mas’uuliyiin uu ka mid yahay...
Wafdi ka socda Dowladda Federalka Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Jowhar
Jowhar(Wargeyska Dalka):-Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayaan Wasiirrada Amniga Gudaha, Arrimaha Gudaha, Warfaafinta iyo Kalluumeysiga iyo Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal...
Nidaamka IATA-BSP oo fududeynaya iibinta Tikidhada Diyaaradaha (WARBIXIN)
Dib u soo celinta nidaamka Caalamiga ah ee Tigidhada Diyaaradaha ee IATA-BSP ayaa Soomaaliya u furaysa bog cusub oo horumarinta duulista Rayidka ah, kobcinta...
MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA EE BFS OO DHAMEYSTIRAY AKHRINTA KOOWAAD EE HESHIISKA QARAMADA MIDOOBAY EE...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 26-aad, waxaana Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Magaalada Masagawaa oo laga dhagax-dhigay Xarunta Maamulka Degmada
Galgaduud(Wargeyska Dalka):-Magaalada Masagawaa, oo hoos tagta Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud, ayaa Maanta laga dhagax-dhigay Xarunta Maamulka Degmada, taas oo loo dhisi doono qaab...










