Maqaallada

SABABIHII BURBURKA SOOMAALIYA (Qeybtii 4aad)

0
Ka hor intii aanay ciidamada soomaaliya ka soo bixin dhulkii ay ka qabsadeen Itoobiya ayaa waxaa shir hiillo afka ah waxaa qabtay ururka Jaamacadda...

DHOWRISTA DEGAANKA WAA MID LOO BAAHAN YAHAY

0
Marka la eego sida loogu baahan yahay dhowrista degaanka iyo dhirta waa mid uusan ka maarmin noolaha oo dhan oo ku tiirsan dhirta . Waxtarka...

DOORKA HALGAMAYAASHA GOBONIMO DOONKA SOOMAALIYEED

0
Soomaalida ayaa ah umad taariikh leh oo waayo dheer soo jirtay, Soomaalida intii ay jirtay waxay soo martay marxalado kaladuwan oo ay kamid ahayd...

DAL WALIBA WAA DADKIISA

0
Ma ka fikirtay dalalka caalamka sida ay kala yihiin, kuwo waa qani, kuwo waa faqiir, kuwo waa barwaaqo, kuwana dadka dhibaato ayey ku jiraan,...

 MAXAA KA TAQAANAA WADAJIRKA IYO SAAXIIBNIMADA?

0
Dunida waxaa ku nool in ka badan Toddobo bilyan oo Bini'aadam ah, kuwaa oo ku kala duwan diinta, wadamada, Qoomiyadaha, midabka, dhaqanka iwm. Haddaba waxaa...

NINBA TAAGTII HA TALLAABSADO

0
Waa oraah si aad ah u soo can baxday xilliyadii dagaallada iyo qalalaasuhu ka jiray dalka oo wax walba xoog ku xirnaayeen laakiin hadda...

SOOMAALIDU FADHI KU DIRIRKA MAXAY KA HELAAN?

0
SOOMAALIDU FADHI KU DIRIRKA MAXAY KA HELAAN? Marka aad soo gasho gaadiidka dadweynaha ..marka aad labo ilaa saddex qof ku noqotaan gaari gaar ah oo...

KOR U QAADISTA TAYADA WAXBARASHADA WAA LAGAMA MAARMAAN

0
Muddooyinkan dambe waxaa dalka aad ugu soo batay tirade digsiyada iyo jaamacadaha kala duwan ee laga barto culuun ka duwan oo haddii si fiican...

TIIRKA -2AAD EE TIIRARKA ISLAAMKA SHAHAADATEYNKA KA GADAAL WAA SALAADDA

0
Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna la dheelmiyay, iyadoo habeenkaas, Shanta Salaadood ee Fadliga ah oo Ilaaheey (Swt) soo faray Rasuulkiisa...

Taariikh nololeeedkii Saxaabigii weynaa ee Al-Baraa Binu Maalik

0
Baraa Bin Maalik wuxuu ahaa saxaabi geesi soomajeestaan ah, Ammiirul-mu'miniim Cumar Binu Khadaab (RC) wuxuu yiri: ”Baraa Madax ha ugu dhigina mid ka mid ah Ciidamada...