SINNAAN IYO CADDAALAD BAA SAFKA HORE LAGU TAGAA
Waxaan is weydiiyaa maxaa ka socda dunida maanta aynu joogno, markaan jawaabta aan helay u daadego waa laba uun Qolo ku dhibban siday u...
ISMA HURTOOY MARADA YAYSAN IDINKA DHICIN
Nin adduunyo joogay maxaa aragti kuu laaban, waxaan maqli jiray dal aadan lahayn dareen ku joog waaye, haddana dalweynaha soomaaliyeed miyaa noqday dareen ku...
KU QABATAY IYO QADDAR ALLE WAA LA QAATAA !!!
Adduun waa Adduun, waa ku qabatay iyo qaddar Alle, adduunyada aynu ku noolnahay maalin walba waxaa ka dhaca dhacdooyin kala duwan kuwaasoo isugu jira...
KALA GARO RUN IYO BEEN
Wax walba wax baa ka dambeeya , adduunkana ma jiro wax aan dan laga laheyn oo la sameeyo , sidaa darteeda ogow ma jiro...
DAL LA BURBURIYO UMA BAAHNA IN HUB LOO QAATO!
Waxaynu wada ognahay in dad meel kuwada Nool ay u baahan yihiin Maamul dhaqaajiya oo kala haga umuurahooda adduunyada ee ay u baahan yihiin...
WAA IN AAD GUULO KA GAARI KARTAA DHANKA DHAQAALAHA.
Ugu horeyn waa in aad sameesaa hadaf dhaqaale ama maaliyadeed ( gool ).
Taa macnaheedu waa in aad lahaataa hadaf (gool) dhaqaale oo sanadle ah,...
GOORMAAD SOOMAALI TAHAY ?
Nolosha qofk waxay soo martaa wadoo dheer iyo duruufo kala duwan mararka qaarkood ayey la kulmaan duruufo shaqo la’aan iyo baahi dadka ayuuna qofku...
DOORKA MARAAKIIBTA EE HORUMARKA DHAQALAHA
Maraakiib kala duwan oo hadana kala heer ah baaxadda , weynida iyo mugga qaadkeeda alaabeed oo noocyo badan ayaa dunida qaaradaheeda isaga goosha .
Wadamada...
SIDEE LAGU HELI KARAA MIDNIMO SOOMAALIYEED?
Soomaalidu shan gobo loo ku taalla geeska Afrika waxaa markii hore tgumeyan jiray Ingiriiska iyo Talyaaniga waxaana shanta gobol loo aqoonsaday qeybsigii Afrika ee...
DEGENAANSHAHA IYO NABADDA OO KAALIN KU LEH KOBOCA DHAQAALAHA
Nabaddu waxay u leedahay noolaha guud ahaan ahmiyad gaar ah oo ay ku negaadaan.
Marka uu degenaanshuhu yahay mid wacan oo ay jirto isu socod...